SAADAAL: Min Kulanka U Horreeya Illaa Finalka Euro 2020 Oo La

Waa su’aasha ugu weyn ee taalla, waase mid ku xidhan awoodda waddamada, nasiibka iyo waqtiga oo noqonaya midka go’aaminaya dalka ku guuleysan doona tartanka qaramada Yurub ee toddobaadka dambe bilaabmi doona.

Sannadkii hore ayaa uu qorshaysnaa in la qabto Euro 2020, laakiin fayraska Korona dartii ayaa dib loogu dhigay muddo sannad ah, waxaase UEFA ay go’aamisay in aanay ka beddelin magaciisii ahaa Euro 2020 xataa iyadoo sannad kaddib la ciyaarayo.

Saadaalo kala duwan ayaa laga bixinayaa waddamada ugu cad-cad ee ku guuleysan karaya tartankan, waxaana safka hore ku jira France, England, Belgium iyo Portugal, halka Germany iyo Spain ay iyaguna kusii xigaan.

Khubarada hore ee ciyaaraha ee saadaasha ka bixinayay tartankan, waxay kaliya dul istaagayeen finalka, hase yeeshee wargeyska GMS ayaa mid ka duwan sameeyey.

Min ciyaarta ugu horreysa ee furitaanka, waddamada usoo baxaya wareegga labaad, semi-finalka illaa finalka.

Saadaashani waxay sheegaysaa in waddanka Faransiisku uu koobka ku guuleysan doono iyadoo ciyaarta ugu dambaysa ay iskugu soo hadhi doonaan Spain.

Saadaasha GMS ee Euro 2020 oo dhamaystiran:

Wareegga Group-yada:

Group A: Turkey 0-2 Italy

Group A: Wales 2-1 Switzerland

Group B: Denmark 1-0 Finland

Group B: Belgium 4-1 Russia

Group C: Austria 2-0 North Macedonia

Group C: Netherlands 1-0 Ukraine

Group D: England 1-1 Croatia

Group D: Scotland 2-1 Czech Republic

Group E: Poland 1-0 Slovakia

Group E: Spain 3-0 Sweden

Group F: Hungary 0-2 Portugal

Group F: France 2-1 Germany

Wareegga labaad ee Group-yada

Group A: Turkey 3-1 Wales

Group A: Italy 1-0 Switzerland

Group B: Finland 2-1 Russia

Group B: Denmark 1-0 Belgium

Group C: Ukraine 2-0 North Macedonia

Group C: Netherlands 2-0 Austria

Group D: Croatia 3-1 Czech Republic

Group D: England 1-0 Scotland

Group E: Sweden 1-2 Slovakia

Group E: Spain 2-0 Poland

Group F: Hungary 1-5 France

Group F: Portugal 2-1 Germany

Wareegga saddexaad ee Groupyada

Group A: Switzerland 0-0 Turkey

Group A: Italy 1-0 Wales

Group B: Russia 1-1 Denmark

Group B: Finland 0-3 Belgium

Group C: North Macedonia 1-3 Netherlands

Group C: Ukraine 1-1 Austria

Group D: Croatia 4-2 Scotland

Group D: Czech Republic 0-1 England

Group E: Slovakia 1-1 Spain

Group E: Sweden 0-0 Poland

Group F: Portugal 1-3 France

Group F: Germany 2-1 Hungary

Dhibcaha ay kala helayaan waddamaduGroup A

1. Italy – 6 dhibcood (4GD) – GD waxa looga jeedaa Farqiga goolasha

2. Turkey – 4 dhibcood (0GD)

3. Wales – 3 dhibcood (-2GD)

4. Switzerland – 1 dhibcood (-2GD)

Group B

1. Denmark – 7 dhibcood  (2GD)

2. Belgium – 6 dhibcood (5GD)

3. Finland – 3 dhibcood (-3GD)

4. Russia – 1 dhibcood (-4GD)

Group C

1. Netherlands – 9 dhibcood (5GD)

2. Ukraine – 4 dhibcood (1GD)

3. Austria – 4 dhibcood (0GD)

4. North Macedonia – 0 dhibcood(-6GD)

Group D

1. Croatia – 7 dhibcood (4GD)

2. England – 7 dhibcood (2GD)

3. Scotland – 3 dhibcood (-2GD)

4. Czech Republic – 0 dhibcood (-4GD)

Group E

1. Spain – 7 dhibcood (5GD)

2. Poland – 4 dhibcood (-1GD)

3. Slovakia – 4 dhibcood (0GD)

4. Sweden – 1 dhibcood (-4GD)

Group F

1. France – 9 dhibcood (7GD)

2. Portugal – 6 dhibcood (1GD)

3. Germany – 3 dhibcood (-1GD)

4. Hungary – 0 dhibcood (-7GD)

Waddamada kaalmaha saddexaad gelaya ee soo gudbaya

1. Austria – 4 dhibcood (0GD)

2. Slovakia – 4 dhibcood(0GD)

3. Germany – 3 dhibcood (-1GD)

4. Scotland – 3 dhibcood (-2GD, 4GS)

5. Wales – 3 dhibcood (-2GD, 3GS)

6. Finland – 3 dhibcood (-3GD)

Natiijooyinka ay ku dhamaanayaan kulamada wareegga 16ka

Denmark 1-1 Germany (Waqti dheeraad ah) – Germany ayaa ku guuleysanaysa rikoodheyaal 6-5 ah

Italy 3-0 Ukraine

France 2-0 Austria

England 2-1 Poland

Spain 4-0 Scotland

Croatia 0-0 Portugal (Waqti dheeraad ah) – Portugal ayaa rikoodheyaal 4-2 ku badinaya

Netherlands 1-0 Slovakia

Turkey 1-3 Belgium

Natiijooyinka ay ku dhamaan doonaan wareegga kulamada 8da

Germany 1-2 Italy

France 3-0 England

Spain 0-0 Portugal (Waqti dheeraad ah) – Spain ayaa rikoodheyaal 5-4 ah ku badin doonta

Netherland 1-2 Belgium – waqti dheeraad ah ayaa lagu dari doonaa

Natiijooyinka kulamada Semi-finalka

France 1-0 Italy

Spain 2-0 Belgium

Final Euro 2020

France 3-1 Spain

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More