DEG-DEG: Man United Oo Wajiga Looga Soo Dhuftay Dalab Ay Ka Gudbisay Xiddig U Ciyaara PSG

1

Kooxda Man United ayaa Dalab ka Gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda PSG ee Manuel Ugarte.

- Advertisement -

Man United ayaa u muuqata kuwo dar-dar galinaya qorshohooda suuqa kala iibsiga ka hor bilaabashada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Erik Ten Hag ayaa doonaysa in ay xoojiyaan khadka dhexe dhexe kooxda.

Sida laga Soo xigtay wargayska lequipe Man United ayaa Dalab ka Gudbisay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Manual ugarte si ay ugu xoojiso khadka dhexe.

Laakiin PSG ayaa isla markiiba Diiday Dalabka Man United.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More