DEG-DEG: Everton Oo Ka Jawaabay Dalabkii Furitaanka Ahaa Ee Ay Man United Ka Gudbisay Saxiixiisa Jarrad Branthwaite

Kooxda Everton ayaa ka Jawaabtay Dalabkii ay Man United Ka gudbisay Saxiixiisa xiddiga daafaca ka Ciyaara ee Jarrad Branthwaite.

Man United Ayaa dalab Rasmi ah ka gudbisay Saxiixiisa xiddiga si ay ugu joojiso kooxda

United Ayaa dalab dhan 35 milyan Oo euro isla markaas kor ugu kacaya 45 milyan Marka lagu daro gunooyinka ka gudbisay Saxiixiisa xiddiga.

Laakiin sida Laga Soo xigtay wargayska the Telegraph, Everton ayaa diiday dalabka man United.

Kooxda Everton ayaa ku qiimaysa xiddiga lacag dhan 70 milyan Oo euro.

Waxa xusid mudan in ay Man United heshiiska shaqsiga ah l gaadhay xiddiga reer England.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More