DEG-DEG: Erik Ten Hag Oo Heshiis Cusub U Saxiixaya Man United

Kooxda Man United Ayaa ku dhaw in ay heshiis cusub ka saxiixato Tababare Erik Ten Hag.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegaya in wadahadalada heshiiska cusub ee tababaraha uu marayo meel horumar leh.

Man United Ayaa Go’aansatay in uu Ten Hag sii Ahaado Tababaraha Kooxda.

Man United Ayaa wadahadalo la Furtay wakiilada tababaraha si ay heshiis cusub uga saxiixdan.

Erik Ten ayaa ku faraxsan in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Man United.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More