DEG-DEG: Chesea Oo Dhamaystirtay Saxiixa Xiddig U Ciyaara Barcelona.

Kooxda Chelsea ayaa dar-dar galinaysa xoojinta kooxdeeda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

- Advertisement -

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in ay Chelsea wadahadalo horumar leh kula jirto xiddiga Marc Guiu si ay u dhamaystirto saxiixiisa.

Marc Guiu oo 18 sano jir ah ayaa lagu bur-burin karaa heshiiskiisa lacag dhan 6 milyan oo euro.

Chelsea ayaa heshiis wakhti dheer ah u soo bandhigtay xididga kaas oo u muuqda mid aqbalay heshiiskaas.

Blues ayaa Marc Guiu u soo bandhigtay mashruuca kooxda waxana ay bixinaysaa lacagta lagu bur-burinayo heshiiskiisa.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More