10 Xiddig Oo Leeds United Ah Oo Guul Ka Gaartey Man City, Stuart

Kooxda Leeds United ayaa guul 2-1 ah ka gaadhay dhigeeda Manchester City walow ay inta badan kulankaas ku ciyaareen kaliya tobban xiddig kaddib markii qaybtii hore kaadh casaan ah loo taagay kabtankeeda Liam Cooper.

Leeds ayaa labada gool ka heshay xiddiga khadka dhexe ee Stuart Dallas halka goolka City uu ahaa mid ka yimid Ferran Torres oo kulankan kusoo bilawday.

Shaxdii Kulanka Ee Labada Kooxood

Your browser does not support the audio element.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More