Midowga Musharaxiinta “Beesha Caalamka waa inay soo qabataa Farmaajo
Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Hogaamiyaha Golaha Musharaxiinta, Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan…
Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Hogaamiyaha Golaha Musharaxiinta, Shariif Sheekh Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud, Xasan…
Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijar ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq Cumar Xasan…
Senator Cumar C / rashiid Cali Sharma’arke, Raysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal uu kaga…
Shariif Sheekh Axmed oo ah hogaamiyaha Ururka Musharaxiinta ahna madaxweynihii todobaad ee Soomaaliya oo xalay goor dambe la hadlay warbaahinta…
In ka badan 116,000 oo Soomaali ah ayaa ku barokacay biyo la’aan daran tan iyo bishii Oktoobar 2020, sida lagu…
Diyaarad sidday tallaalka Shiinaha ee ka hortagga Covid-19 ayaa Axaddii ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.…
C / raxmaan Maxamed oo ah gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Raad ahna duqa hore ee magaalada Jabuuti ayaa sheegay in…
Maxamed Alaa al-Jaliil ayaa ah nin qaaday masuuliyada daryeelka bisadaha magaalada Aleppo ee dalka Syria halkaas oo ay ku dagaalamayaan…
Hogaamiyaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle guushii uu ka soo…
Guddoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow ayaa ka badbaaday qarax ismiidaamin ah kadib markii qof isa soo miidaamiyay uu isku…
Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa u qabatay mudo 14 maalmood ah soogalootiga ka soo qaxay xeryaha…