Xeebaha Jabuuti oo laga raadinayo Tahriibayaal doon la
Xeebaha Jabuuti waxaa laga raadinayaa 12-ruux oo la socday Doon u socotay Dalka Yemen, waxaana dhimatay inta la xaqiijiyay 8-ruux oo qaarkood la sheegay in laga tuuray doontii ay la socdeen.
Is qabqabsi ayaa ka dhex dhashay doonta waxyar kadib markii ay u shiraacatay safar saacado qaadanaya oo ay uga gudbayaan Biyaha Badda Cas si ay u gaaraan waddanka Yemen oo ay uga sii gudbayaan Boqortooyada Sacuudiga.
Afhayeenad u hadashay Hay’adda Socdaalka Adduunka ayaa sheegtay in dadkaan…