Codsiga Kaliya Ee Uu Tababare Ronald Koeman

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman oo hadda u muuqda mid booskiisa kooxdaas ka xaqiiqsaday maamulka cusub ayaa wakhtigan doonaya inuu kordhiyo saamaynta uu ku dhex leeyahay kooxda iyo dhaq-dhaqaqeeda. Warbixin uu daabacay wargeyska Mundo Deportivo ayuu ku sheegay in codsiga muhiimka ah ee uu macalinka Dutch-ka ahi weydiistay boodhka cusub ee Barcelona uu yahay inuu saamayn intii hore ka badan ku yeesho siyaasada suuqa kala iibsiga ee kooxda. Codsiga Koeman ayaa imanaya kaddib markii uu ka cadhooday in kooxdu…

Somali authorities recruiting former Al-Shabaab fighters

MOGADISHU, Somalia - The Federal Government of Somalia (FGS) has renewed the recruitment of members who jumped from the terrorist group Al-Shabaab to bring them into the country's security and military forces. Abdisalam Guled, who served as deputy head of the Somali intelligence service NISA, said Al-Shabaab had infiltrated the bodies of the Somali security agencies under the attention of the international community. "A new Al-Shabaab egg is hatched every day in the security forces," said Guled, who recently brought…

Puntland oo ku eedeysay Wasiirka Qorsheynta DFS in

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay Wasiirka Qorshaynta iyo hormarinta caalamiga ah Jamaal Maxamed Xasan in uu ka dambeeyo banaanbaxyo rabshado watay oo ka dhacay degmadda Dhahar ee gobolka Sanaag. Af-hayeenka xukuumadda Puntland, Jaamac Deperani, ayaa sheegay in bannaanbaxa ka dhacay magaalada Dhahar ay abaabulkiisa lahaayeen madaxweyne Farmaajo iyo wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo ka tirsan dowladda Federaalka. Jaamac Dabaraani, ayaa sheegay in wasiir Jamaal uu doonayay in ay fowda ka bilaabo degmada Dhahar,…

Martin Odegaard Oo Dhaawac Uga Baxay Kulankii

Da’yarka khadka dhexe ee kooxda Arsenal ayaa uu dhaawac wer-wer galiyay jamaahiirta kooxdiisu ku gaadhay kulankii uu xulkiisa Norway xalay guusha fudud ee 3-0 ka ah ka gaadhay dhigiisa Gibraltar. Odegaard ayaa ahaa mid kulamadii ugu dambeeyay qaab ciyaareed aad u wanaagsan ugu jiray Arsenal balse waxa uu ku qasbanaaday inuu dhaawac ku baxo ciyaartii xalay qaybteedii hore isaga oo u muuqday mid u dhibtooday dhaawac canqawga ah. Si kastaba, tababaraha xulka Norway ee Stale Solbakken oo kulanka kaddib saxaafada u warramay…

Laba ruux oo ku dhimatay weerar lagu qaaday xerada

Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 3 ruux ayaa ku dhimatay 5 kalana waa ku dhaawacantay weerar madaafiic ah oo lagu qaaday xerada Xalane oo ay daganyihiin wikiiladda beesha Caalamka iyo Hogaamiye-yaasha Puntland iyo Jubbaland. Dadka dhintay waxaa ka mid ah 2 ruux oo isku qoys ah ku waas madaafiicdu guryahooda uga tageen sida ay Axadle u sheegeen eladooda. “Weerarka waxaa ku dhintay labo ruux ka dib markii madfac ku soo dhacay guri ku yaalla degmada Wadajir gaar ahaan waaxda Xalane, Aabihii qoyska iyo wiil yar oo umul lagula…

Jabuuti iyo Sucuudiga oo ka wada hadlay xaalada

Hogaamiyaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ku qaabisay madaxtooyada Jabuuti Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga, Amiir Fayçal Bin Farhan Al Saoud, oo ay wehliyaan masuuliyiin sar sare oo ka socotay boqortooyada dalkaasi. Booqashada Wasiirka Arimaha Dibada Sacuudiga ee Jabuuti ayaa salka ku haysa xoojinta “xiriirka saaxiibtinimo, walaaltinimo iyo iskaashi ee u dhexeeya labada wadan ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti”. Labada dhinac ayaa ka dooday iskaashiga istiraatiijiyadeed ee…

Ma Sidanaa U Dambaysay? Qiimaha Uu Eden Hazard

Warbixin cusub oo uu soo saaray bogga arrimaha suuqa takhasuska ku ah ee Transfermarkt ayaa lagu sheegay in garabka weerar ee kooxda Real Madrid ee Eden Hazard uu hadda u qalmo wax ka yar 30% lacagtii uu ugu biiray kooxdaas sanadkii 2019. Xiddiga ree Belgium ayaa ahaa mid aad u nasiib xun tan iyo markii uu ku biiray Real Madrid isaga oo dhibane usoo ahaa dhaawacyo is-daba joog ah kuwaas oo keenay inuu qiimihiisa suuqu si joogto ah hoos ugu dhaco. Hazard oo 30 sano jir ah ayaa bishii June ee sanadkii 2019 heshiis 89…

LA OGAADAY: Tababaraha Markasta Taleefanka Ku Waca

Tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa xilli horeba bilaabay dhaq-dhaqaaqyada uu ku doonayo inuu xagaaga sanadkan kula soo saxeexdo weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland. Xiddiga ree Norway ayaa la filayaa inuu dhammaadka xilli ciyaareedkan iskaga tagi doono Borussia Dortmund gaar ahaan iyadoo hadda shaki weyni ku jiro haddiiba ay usoo bixi doonaan Champions League xilli ciyaareedka dambe. Xaqiiqada ah in suuqa laga heli karo ayaa dhalisay in inta badan kooxaha Yurub ugu…

DEG-DEG: Mid Kamida Xiddigaha Kooxda Lazio

Kooxda ree Talyaani ee Lazio ayaa si rasmi ah u shaacisay geerida da’yarkii kooxdeeda ee Daniel Guerini oo 19 sano jir ahaa isla markaana ku geeriyooday shil gaadhi oo uu ku galaya magaalada Rome. Wararka ayaa sheegaya in shilkaasi uu ka dhacay 8-dii fiidnimo ee xalay magaalada Rome iyadoo ay laba shaqsi oo kale kula lug lahaayeen Guerini isla markaana la xusay inay ku jiraan xaalad aad u adag. Qaar kamida shaqaalaha dab-damiska ee magaalada Rome ayaa si deg-deg ah uga hawl-galay arrintaas balse waxa ay awoodi waayeen…

UN-ka:-Sucuudiga waxa handadaad ku hayaa khurada

Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay in Dowladda Sucuudiga ay handadaad ku hayso khuburada madaxa banaan ee hogaaminaysa  baaritaanka dilkii saxafiga Jamal Khashoggi oo lagu eedeeyay dhaxalsugaha Sucuudiga. Afhayeenka Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Rupert Colville ayaa xaqiijiyay sax ahaanshaha faahfaahinta lagu daabacay wargeyska Guardian ee la xiriirta hanjabaadaha loo jeedinayo Agnes Callamard, khabiirka Qaramada Midoobay ee baaraya dilka wariyaha. Wargeyska The Guardian ayaa…