The UN approves Ethiopia’s request for a standard Tigray

Ethiopia's request for an inquiry into the humanitarian consequences of the conflict in the country's northern Tigray region was approved by the United Nations High Commissioner for Human Rights (OHCHR) Michelle Bachelet, according to a UN spokeswoman on Wednesday. Tigray residents have told human rights groups and journalists about massacres, widespread sexual violence and indiscriminate killings of civilians by security forces in the region. Aid workers say, however, that Tigray's health system has…

Qarax dhaliyay dhimashadda Saddex ruux iyo dhaawaca11 kale oo ka dhaca…

Ugu yaraan Saddex qof ayaa ku  dhimatay 11 kalena waa ay dhaawacmeen bambo wadada dhinaceeda lagu aasay oo qaraxday gaari bas ah oo ay la socdeen shaqaale ka tirsan dowladda Afghanistan oo ku sugnaa magaalada Kabul maanta khamiis ah sida ay sheegeen saraakiisha amaanka dalkaasi. Weerarka ayaa yimid iyada oo dowladda Afghanistan, Taliban iyo waddammada muhiimka ah, oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Ruushka, ay isugu isku aruursanayaan magaaladda Moscow si ay uga wada hadlaan yareynta rabshadaha muda dheer ka socda…

the mandatory cleansing consciousness

Studies of environmental impact have shown that 10% of the world's electricity is used by computers to power, among other things, the Internet and its networks. Every year, 900 million tonnes of CO2 are generated by “digital waste” - emails, music and photos stored in the cloud. In Madagascar, the environmental association "Let's Do It Madagascar" organized an information meeting on Wednesday, March 1,…

CAJIIB AH: Diego Simeone wuxuu leeyahay aragti daacad ah

Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone ayaa sharfay guuldaradii kooxdiisa ka soo gaartay Chelsea wareega labaad ee wareega 16ka ee isreebreebka Champions League ee xalay ka dhacay garoonka Stamford Bridge.Chelsea oo lugtii hore 1-0 kaga badisay Atletico ayaa markale hogaanka u qabatay kooxda Simeone oo laba gool u kala dhaliyay Hakim Ziyech iyo Emerson Palmieri.Arinta layaabka leh ayaa ah in Simeone uu diiday inuu bixiyo wax raali galin ah ciyaarta kadib asaga oo warbaahinta u sheegay inay garaaceen kooxdii ka wanaagsaneyd…

Tanzania’s president dies after mysterious sickness

Tanzania's president dies after mysterious illness Tanzania's President John Magufuli, who long denied that Covid-19 posed a threat to his country, has died after a mysterious two-week illness, the vice president said Wednesday night. Magufuli, 61, disappeared from the public eye on February 27, raising speculation that he had signed Covid-19, although Prime Minister Kassim Majaliwa…

Amarkii deg degga ahaa ee Cristiano Ronaldo

Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo waramayaa in uu wakiilkiisa u sheegay in uu raadinayo koox cusub suuqa kala iibsiga xagaaga xilli ay jiraan kooxo badan oo lala xiriirinayo in ay ka tagayaan tartanka UEFA Champions League.Xiddiga reer Portugal ayaa qandaraaskiisa Juventus uga harsan 15 bilood oo kale laakiin waxa uu isku dayi doonaa inuu soo gaabiyo muddadaas, sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay.Warar cusub ayaa soo jeedinaya in 36 jirkaan uu isku dayi doono inuu ku biiro mid ka mid ah…

Kooxda Xuutiyiinta oo sheegatay weerar lagu qaaday xabsi ay Soomaali okay…

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto dowladda Iiraan ayaa sheegtay in ay dambeeyeen weerar loo adeegsaday gantaal laguna qaadey xabsi ay ku jireen boqolaal muhaajiriin u badan Itoobiyaan iyo Soomaaliya. “44, muhaajiriin ah ayaa ku dhintay. 190 kalana way ku dhaawacmeen. Illaahey ha u naxariisto intii dhimatay, inta dhaawaca ahna bogsasho deg-deg ah ayaan u rajeynaynaa” ayuu yiri  sarkaal u hadlay Xuutiyiinta oo sheegay in weerarku u dhacay si khaldan. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay ka dhigtay in wadarta guud ee…

HORDHAC: Arsenal vs Olympiacos – Gunners Oo

Arsenal ayaa rajeyneysa inay caawa ku garaacdo Olympiacos garoonka Emirates Stadium wareega labaad ee tartanka UEFA Europa League-16. Goolal ay kala dhaliyeen Martin Odegaard, Gabriel Magalhaes iyo Mohamed Elneny ayaa ka caawisay Arsenal inay 3-1 kaga badiso Olympiacos marxaladda koowaad, laakiin kooxda Griiga ayaa si fiican u yaqaan inay dhibaato ka abuuraan Emirates Olympiacos, oo garaacday Gunners xilli ciyaareedkii hore, ayaa London ku garaacay Emirates. Wararka labada koox ka hor ciyaarta Kabtanka Arsenal…

Madaxweyne Farmaajo ka hadlay geerida Maguful madaxweynihii Tansaaniya…

Madaxweynaha Mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku mitid madaxweynihii dalka Tansaaniya John Pombe Magufuli oo xalay xanuun dhanka wadnaha ah ugu geeriyooday magaaladda Daaru Salaam ee caasimadda dalkaasi. Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uu si gaar ah ugu tacsiyaynayo Madaxweyne Kuxigeenka dalkaasi Marwo Suluhu Samia iyo Marwadii uu ka geeriyooday Madaxweynuhu Marwo Janet Magufuli sida ay daabacday warbaahinta Dowladda. “Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo…

an intense go to by Kaïs Saïed to Libya

The Tunisian president visited Libya on Wednesday, March 17, the first visit by a head of state to the new heads of government of national unity. The menu for the meeting was plentiful: the fate of the jihadist families, the position vis-à-vis Israel and economic cooperation. as reported from Tunis Mathieu GaltierThe visit was…