Chelsea vs FC Porto: Complete head-to-head record

After getting a tricky tie against Atletico Madrid in the 16-year-old in this season's Champions League, Chelsea's reward for defeating Diego Simeone's men is a quarter - final with FC Porto.While Thomas Tuchel will no doubt be keen to avoid his side underestimating their last eight opponents, the Blues could not have asked for a much better draw given some of the star names remaining in this season's competition.The Champions League final will be ... #UCLDraw | #UCL pic.twitter.com/Y2BCLI9bJF- 90min (@ 90min_Football) 19…

RASMI: Zinedine Zidane Oo Shaaciyey Xiddigaha Actual

Sergio Ramos ayaan lagu soo darin liiska ciyaartoyda Real Madrid ee kulanka Celta Vigo ee Sabtida, iyadoo uu tababare Zinedine Zidane shaaciyey ciyaartoyda uu u xushay kulankan.Real Madrid oo indhaha kusii haysa tartanka Champions League oo wareeggiisa siddeedda ay laba usbuuc iyo badh kaddib la ciyaari doonaan Liverpool oo ay isku beegmeen, ayaa waxa muuqata in kasii shaqaynayso sidii ay taam ahaansho buuxa u heli lahaayeen ciyaartoydeeda muhiimka ah.Kabtan Sergio Ramos oo kasoo laabtay dhaawac, isla markaana beddel lagu…

final conferences for candidates

Denis Sassou-Nguesso, outgoing president of Congo-Brazzaville, a candidate for his own row in the March 21 presidential election, held his last meeting in the Congolese capital, as did his two biggest contenders, former ministers who became opponents, Guy-Brice Parfait Kolélas and Mathias Dzon. as reported from Brazzaville,…

the late Prime Minister Hamed Bakayoko buried

Ivorian Prime Minister Hamed Bakayoko, who died on March 10 in Germany, was buried in the family's privacy on Friday, March 19, in his town of Séguéla (North) at the end of a week of national mourning. Many of them took the trip From our special correspondent in Séguéla, Sidy YansanéThe courtyard of the Great Mosque of Séguéla…

SAADAAL: Afarta Kooxood Ee U Gudbaya Semi-finalka,

Duhurnimadii Jimcaha ayaa si rasmi ah loo shaaciyey isku-aadka wareegyada siddeedda iyo laba-dhamaadka ee tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan, waxaana marxaladda hore kasoo baxay afar ciyaarood oo ay daawadeyaashu si weyn ugu dheg taagayaan inay arkaan natiijooyinkooda. Lugta hore ee wareegga siddeedda ayaa la ciyaari doonaa April 6-7, halka kulamada labaadna la dheeli doono usbuuca xiga.Su’aalaha maskaxdaada kusoo dhacaya ayaa ah sida ay kala yeeli doonaan Manchester City iyo Borussia Dortmund oo uu hoggaaminayo…

How this girl used a health tracker to catch her

Let's face it: technology has not exactly been good for those who like to cheat on their spouses or significant others and then get away with it. According to research, the two most common ways that people get broken for infidelity are via text message first and email second. But according to the latest account of British reality TV personality Nadia Essex, your smartphone is not the only type of technology you carry around that also acts as a smoke gun for…

Maxaa sababay in guddoomiye-kuxigeenka Amniga gobolka Banaadir ku kaco

Sida uu bartiisa Facebook ku shaaciyey guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) 31-January-2021 gobolka Banaadir ayaa Shaqaaleeyey 23 Qof oo sida guddoomiye-kuxigeenku sheegay gobolka u qaatay La taliyeyaal, Madax-qeybeedyo, Agaasimeyaal, Amniga degmooyinka iyo qaybo kale. Cali yare guddoomiye ku xigeenka siyaasadda iyo Amniga gobolka Banaadir ayaa ugu hambalyeeyey fursadda uu sheegay in gobolku siiyey shaqaalaha cusub haddaba sidee u dhacday in gobolka Banaadir ku…

Joe Cole Oo Qiimeeyey Fursadaha Chelsea, Man Metropolis

Halyeygii kooxda kubadda cagta Chelsea ee Joe Cole ayaa qiimayn ku sameeyey fursadaha ay hanashada Champions League u haystaan kooxaha horyaalka Premier League ee Chelsea iyo Liverpool.Isku-aadka wareegga siddeedda ee maanta la shaaciyey ayaa waxa isku beegmay Liverpool oo sannadkii 2019kii ku guuleystay Champions League iyo Real Madrid oo saddexdii sannadood ee kasii horreeyey si xidhiidh ah u hananaysay koobkan, waxaana ciyaartani ay leedahay xasuus weyn oo ah in ay abuurantay colaaddii Reds iyo Los Blancos ee uu sababta u…

Iska Illow Bayern & PSG – Jurgen Klopp Oo

Jurgen Klopp ayaa qirtay in uu aad ugu farxay in kooxdiisa Liverpool ay ka badbaadday in ay ku beeganto wareegga siddeedda ee tartanka Champions League oo isku-aadkiisa maanta la sameeyey.Liverpool oo xilli ciyaareedkii hore ku guuleysatay horyaalka Premier League ayaa quus ka istaagtay dhamaan tartamada maxalliga ah waqti horeba xilli ciyaareedkan, kaddib dhibaatooyin ay sabab u ahaayeen dhaawacyo oo ku habsaday khadkeeda difaaca iyo dhexda.Fursadda kaliya ee ay xilli ciyaareedkeeda ku badbaadsan karto Liverpool ayaa ah in…

Maraykanka:- Soomaaliya waa In ay Si Deg Deg Ah U Qabataa

Antony J. Blinken hoghayaha arimaha dibada Maraykanka oo qoraal soo saaray ayaa kula taliyay Madaxda Dowladda Faderaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka in ay si deg deg ah u qabtaan doorashooyinka dalka. “Mareykanku wuxuu aad uga walaacsan yahay jahwareerka doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, taasoo abuureysa hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku ah amniga, xasilloonida, iyo horumarka dalka.”  Ayaa laga lugu suxay qoraalka wasaarada arimaha dibada Maraykanka. “Waxaan ugu baaqeynaa madaxda federaalka iyo dowladaha…