ISKU-DHAF: Shaxda Isku-dhafka Real Madrid & Liverpool Oo Lasoo Saaray

Real Madrid ayaa waajahaysa Liverpool oo lugta hore ee wareegga siddeedda Champions League ay Salaasada ku ciyaarayaan garoonka Alfredo Di Stefano ee magaalada Madrid.Ciyaarta labaad ayay Liverpool noqon doontaa midda garoonkeeda loogu tegayo, laakiin labada ciyaarood ba waxa xamaasaddooda hoos u dhigaya garoomada madhan ee xilli ciyaareedkii labaad oo xidhiidh ay ka maqan yihiin taagereyaashu.Real Madrid ayaa xilli ciyaareedkan waqti hore macasalaamaysay Copa del Rey iyo Spanish Super Cup, waxayse gadaal kasoo noolaatay…

Player rating when Michy Batshuayi scores points for the Eagles

A late strike from substitute Michy Batshuayi stole a point for Crystal Palace and dunked Everton's Champions League hopes in a 1-1 draw at Goodison Park on Monday night.The home team should have had a breakthrough in the first half but they were kept in check by Vicente Guaita, with Richarlison especially frustrated with the Spaniard's inspired form.Richarlison wasting ??? big chances to put Everton ahead of Palace?? Watch Sky Sports PL? Follow #EVECRY here: https://t.co/Z6niUSW11W? Download the app @SkySports!…

the government declare that they regain regulate

Almost two weeks after the attack on the port city of Palma by the armed group calling itself Al-Chabab, the Mozambican authorities confirmed on Monday, April 5, to gradually regain control of the situation. "It is not over yet (...) but a significant number of terrorists have been shot," the commander of military operations in…

This 1# Trick Will Make Your Beans Flavor Higher

When you're tasked with bringing a side dish with beans to an outdoor picnic, how do you make it you know…stand out? No shade to beans, but they're not the most exciting food on their own, however, the legume is highly nutritious and should be enjoyed regularly. Blue Apron Nutritionist Jessica Halper, MPH, RNutr has just the trick for jazzing up a can of black beans, too. The secret? Pick your favorite seasoning, a jar of olive oil, and a saucepan. (Related: 100 Easiest Recipes You Can Make) "The mixture of seasoning…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona vs Real Valladolid – Koeman Oo Hubkii

Ronald Koeman ayaa hubkiisa ugu culus lasoo shir tegay kulanka ay kooxdiisu ku qaabbilayso Real Valladolid, waxaanu kusoo bilaabay kabtan Lionel Messi oo hoggaaminaya shax ka kooban 3-4-3.Barcelona ayaa ku ciyaaraysa qaab weerar ah, si ay guusha kulankan u hesho, taas oo u xaqiijin karta in ay kaalinta labaad ee horyaalka kala baxayaan Real Madrid, halka markaana hal dhibic kaliya u jirsato Atletico Madrid oo horyaalka hoggaaminaysa.Tababare Ronald Koeman ayay kooxdiisu guulo xidhiidh ah kusoo jirtay bilihii ugu dambeeyey,…

Why Jose Mourinho may not receive full compensation if he is fired by Tottenham

Tottenham may not have to pay the full remaining amount of Jose Mourinho's contract if they differ due to contractual provisions linked to European qualification.Mourinho has come in for harsh criticism for Spurs' poor form in 2021, and the pressure continued to increase on the Portuguese head coach after their dismal 2-2 draw with struggling Newcastle on Sunday.90min recently revealed that Brendan Rodgers is among the candidates to replace Mourinho if he leaves Tottenham in the near future, while Julian Nagelsmann and…

Dube: Dalkeenu waxa jirta kabasho fiican, dad ayaa raba in aan lasoo kaban

Muqdisho (Axadle) –  Xukuumadda ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku gacan seertay baaqyada ku aadan in la kala diro sababo la xiriira in muddo xileedka hay’adaha dowladda federaalka uu dhammaaday. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe oo hadal ka jeediyey munaasabad ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hey’adaha dastuuriga ah ee dalka aan loo kala diri karin “mudo xileedkii ayaa ka dhamaaday.” Waxa uu sheegay inay kobocday dowladnimada Soomaaliya, islamarkaana hormaro kala duwan ay…

Guardiola: UEFA iyo FIFA Waxay Dilayaan Ciyaaryahanadda

Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xidhiidhada kubadda cagta Adduunka ee FIFA iyo Yurub ee UEFA ku eedeeyey in ay dilayaan ciyaartoyga.Manchester City ayaa isku diyaarinaysa kulanka Borussia Dortmund ee wareegga siddeedda Champions League oo lugtiisa hore ay habeen dambe ku wada ciyaarayaan Etihad Stadium, waxaanu Pep Guardiola rajaynayaa in xilli ciyaareedkan ay u noqon doonto markii ugu horreysay ee kooxdani ay qaaddo Champions League.Laakiin waxa uu Guardiola dareensan yahay in shaqada u taalla kooxdiisu ay…

Federico Macheda’s winning time on injury on his Man Utd debut

In the ever-improving but increasingly complicated game of football with money and statistics, it is the individual, independent moments that remind us exactly why we love it.Expected goal statistics, outrage over transfer fees and commercial priorities are all forgotten when you have found yourself tumbling four rows down from your usual place and hugging a man you have never met before in your life and lived in the moment your meat pie goes AWOL.It's easy to look back on football - like anything - with pink glasses and…