Within the highlight: Macky Sall within the recapture of

"Macky is playing his game!" Announces the Daily Inquiry in Dakar. “The conquest of young people continues. The President of the Republic does not miss an opportunity to wink at the youth, massively out (on the streets) in early March, to proclaim his tiredness after the arrest of his opponent Ousmane Sonko. Since then, Macky has continued to multiply initiatives aimed at these vacancies, which are victims of many…

AKHRISO Hadalkii Laga Qabtay Lionel Messi Xalay & Sababtii Uu U Ahaa

Weeraryahanka ahna kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ku qasbanaa inuu gaagaabsado oo uu qaab ixtiraam leh u dhaqmo intii uu socday kulankii ay kooxdiisu xalay guusha xilliga dambe ah ka gaadhay dhigeeda Real Valladolid oo ay 1-0 uga adkaadeen.Valladolid ayaa xalay Camp Nou timid iyada oo si buuxda diyaar ugu ah inay kubadda ku dagaalanto waxaana ay ahaayeen kuwo aad u habaysan daafac ahaan isla markaana ku adkeeyay Barcelona ilaa uu daqiiqadii 89-aad ee kulanka gool dhaliyay Ousmane Dembele.Arrinta cadho galisay…

Tottenham players ‘get tired’ with Jose Mourinho’s debt game

A number of players in Tottenham's locker room are growing frustrated with manager Jose Mourinho's continued willingness to throw them under the boss after a poor result.Mourinho has regularly blasted his side to continue to make costly individual mistakes and divert any of the blame that comes his way, and he summed up the whole situation perfectly after the recent 2-2 draw with Newcastle.Mourinho blamed his squad for falling against Newcastle | Robbie Jay Barratt - AMA / Getty ImagesAsked why Mourinho had lost his ability…

Liverpool tipped to rival Arsenal for the Martin Odegaard deal

Liverpool continue to be linked with a move for Real Madrid midfielder Martin Odegaard, after being impressed by his loan spell at Arsenal.The Norwegian international has been an important part of Mikel Arteta's side since he moved to the Emirates Stadium in January, and although he had one of his worst performances in the recent 3-0 loss to Liverpool, he was seen embracing Klopp after the match. .Odegaard fought against Liverpool Pool / Getty ImagesThat image has sent the Spanish press wild, and the latest update on…

Roble visits wounded squaddies on the armed forces clinic after Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia - Outgoing Prime Minister Mohamed Hussein Roble visited Somalia's national army on Monday troops at the military hospital in Mogadishu, where dozens of them are undergoing treatment after several Al-Shabaab attacks in Lower Shebelle on Saturday. The Somali-based Al-Shabaab militants ran over Awdheele and Barire military bases early Saturday morning, leading to fierce fighting with the troops paying attention. This was the first time Al-Shabaab attacked SNA bases in so many months. Roble, who was…

YAAB ADUUN: Real Madrid Oo Aan Doonayn Saxeexa Erling Haaland &

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay aysan doonayn saxeexa da’yarka weeraryahanka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland balse ay ku xumayn ugu jirto tartanka loogu tartamayo.Haaland ayaa ah mid kamida xiddigaha loogu doonista badan yahay qaarada Yurub kaddib markii uu kooxdiisa 33 gool ugu soo dhaliyay kaliya 32 kulan oo uu xilli ciyaareedkan usoo ciyaaray.Toddobaadkii hore ayay ahayd markii wargeyska Sportsmail uu shaaca ka qaaday in weeraryahanka ree Norway uu jeclaan lahaa inuu ku biiro…

Miyay Liverpool Caawa Aargoosi Ugu Socotaa Real Madrid? – Jurgen Klopp

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay haddiiba ay muhiimadooda koowaad tahay inay kasoo aarsadaan caawa dhigooda Real Madrid oo ay marti ugu yihiin magaalada Madrid kulan ka tirsan wareega siddeeda ee Champions League.Kulanka caawa ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay ee ay labada kooxood kulmaan tan iyo markii ay isku arkeen Final-ka Champions League sanadkii 2018 markaas oo ay Los Blancos 3-1 koobka ku qaadeen.Liverpool ayaa meel iska saartay guuldarradaas ay kula soo kulmeen magaalada Kiev iyagoo…

Somalia rejects all instances towards ex-minister accused of great crimes

MOGADISHU, Somalia - Former Jubaland security minister Abdirashid Janan has dropped all cases against him, two weeks after he left Jubaland, despite working closely with the administration of Ahmed Islam Mohamed Madobe. Janan, who had been instrumental in the administration of Madobe, shocked his supporter's aftershocks, which saw him lift allegiance to outgoing President Mohamed Abdullahi Farmajo, who has been his enemy, on almost every political front. It is not clear why Abdirashid Janan chose to work with the…

“Casaankii Valladolid Cadaalad Darro Ayuu Ahaa, Goolkii Dembele Waxa

Kaadhkii casaanka ahaa ee uu xalay qaatay xiddiga Real Valladolid ee Oscar Plano ayaa ahaa go’aan muran badan dhaliyay oo uu qaatay garsoore Santiago Jaime Latre.Xiddiga Real Valladolid ayaa ahaa mid kaadh casaan ah oo toos ah la siiyay daqiiqadii 79-aad ee kulanka markaas oo ay ciyaartu wali 0-0 ahayd labada dhinacna is-mari la’aayeen.Khabiirka arrimaha garsoorka ahna garsoorihii hore ee horyaalka La Liga ee Juan Andujar Oliver oo dhacdadaas kaddib shabakadda Marca la hadlay ayaa sheegay in kaadhkii casaanka ahaa ee la…

HORDHAC: Man City vs Dortmund – Guardiola Oo Sanad Kale Oo Madax

Kooxda Manchester City oo halkeeda kasii wada hammiga ah ku guuleysiga dhammaan afarta koob ee ay xilli ciyaareedkan ka qayb qaadanayso ayaa caawa soo dhawaynaysa dhigeeda Borussia Dortmund kulan xiiso badan oo ka tirsan wareega siddeed dhammaadka Champions League.Kooxda tababare Pep Guardiola ayaa si fudud kaga soo baxday Borussia Monchengladbach wareegii hore halka ay Dortmund si adag kaga soo gudubtay Sevilla.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORGuardiola ayaa markale caawa ku raaxaysan doona inuu shaxdiisa kasoo xusho…