It is unlikely that Jose Mourinho will be Tottenham’s coach next year

There is a "growing belief" that Jose Mourinho will not be Tottenham's coach next season as the North Londoners' season continues to spiral out of control.Spurs are in seventh place in the Premier League, five points behind West Ham in fourth place and on the verge of missing Champions League football for another season. Their Europa League exit from Dinamo Zagreb was another disastrous low in the campaign.football.london reports that there is a "growing belief" that Mourinho will not become Spurs coach at the beginning of…

Man United Oo Lagu Garaacay Saxeexa Varane, Mourinho Oo La Eryayo,

Akhristeyaal, kusoo dhowaada wararkii ugu dambeeyey suuqa iibka ciyaartoyda ee sida maalinlaha ah aanu idiinku soo gudbinaynay, kuwaas oo aanu ku eegno qodobbada ugu waaweyn ee dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey, xanta suuqa iyo hadal-haynta.Xuquuqda xogta war kasta, waxa iska leh magaca wargeyska ku hor qoran qodob kasta.Kooxda kubadda cagta Tottenham ayaa caydhinaysa tababare Jose Mournho, mana laylin doono xilli ciyaareedka dambe, haddii ay kooxdu usoo bixi weydo tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka 2021-22.…

Norwich campaign: How the players celebrated

That was not how they wanted to do it, but Norwich were encouraged to the Premier League on Saturday ... despite a 3-1 defeat to Bournemouth. The Canary Islands knew they were up when they started against the cherries. Brentford and Swansea, who previously dropped points, meant that Norwich were 14 points from third place with four games left, and they started to look like the best in the division. Emiliano Buendia got the hosts for a flyer, but a red card to Dimitris Giannoulis soon made things difficult for Daniel…

roll on rising price of eggs due to

While we are in the Democratic Republic of Congo (DRC), we are still waiting for the inauguration of the first government of the Holy Union, but unscrupulous entrepreneurs are taking the opportunity to speculate. The latest case concerns eggs in Kinshasa. Their price has almost doubled. with our special correspondent in…

Kaddib Guushii Copa del Rey, Muxuu Laporta Ka Yidhi Mustaqbalka Koeman

Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Joan Laporta ayaa muujiyey kalsooni weyn oo ah in kooxdiisu ay sii xajisan doonto Lionel Messi oo qandaraaskiisu ku eg yahay dhamaadka xilli ciyaareedkan, kaddib markii ay kooxdaasi xalay ku guuleysatay Copa del Rey.Joan Laporta oo dhowaan loo doortay Madaxweynaha Barcelona ayaa daawanayay Lionel Messi oo kooxda u qaadaya koobkii ugu horreeyey ee Copa del Rey ah isagoo xidhan calaamadda kabtanka ee rasmiga ah, isla markaana dhaliyey laba gool kulankii ay 4-0 ku bahdileen…

Somalia: Northeastern State’s parliament rejects Farmajo’s extension of the charge

Somalia: Northeastern State's parliament rejects Farmajo's extension of the charge AXADLE, Northeastern State - In what could further trigger hostility between Garowe and Mogadishu, the Northeastern State parliament on Saturday voted in favor of President Mohamed Abdullahi Farmajo's extension of the mandate, just a week after the House of Commons approved a two-year extension for the…

Lionel Messi’s teammates queue to have photos with the Barça star

How do you know when you're the best football player in the world? It's probably when your own teammates queue one by one to get their picture with you and a trophy, right?Barcelona won their first trophy in the Joan Laporta era on Saturday night and hammered Athletic Club 4-0 in the Copa del Rey final. Lionel Messi was in unstoppable form, dazzling in the first half and scored two wonderful goals in the second.When did the youngsters from Barça want to immortalize the victory with Messi ?? # lequipeFOOT #AthleticBarca…

DAAWO Video: Wajiga Ayuu Kaga Istaagay Lamana Ciqaabin – Jamaahiirta

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester City ee Fernandinho ayaa ku kacay dhaqan-xumo kulankii xalay ay Chelsea kaga reebtay tartanka FA Cup oo marayey semi-final.Man City iyo Chelsea ayaa semi-finalka FA Cup ku wada ciyaaray garoonka qaranka ee Wembley, waxaana 1-0 ay guushu ku raacay Chelsea oo u gudubtay finalka oo ay la ciyaaari doonto Southampton ama Leicester City oo maanta wada ciyaaraya midkooda soo gudba.Intii ay socotay qaybta hore ee ciyaartii labadan kooxood, waxa dhacday arrin lama filaan ku noqotay…

The Libyan Government welcomes the decision of the UN Security Council

The Libyan government on Saturday welcomed a recent decision by the UN Security Council to deploy international teams to monitor the implementation of a ceasefire agreement signed in October last year in the conflict-torn country. The Interim Government of National Unity (GNU) called on the Council to help get mercenaries out of the oil-rich country, as it approaches the December elections after a decade of fighting and upheaval. The UN Security Council unanimously approved Secretary-General Antonio Guterre's recent…

“Ma Waxay Idinla Tahay In Aanaan Dareen Badan Siinin Ciyaartan?

Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka jawaabay eedaymo loo jeediyey oo ahaa in aanu tixgelintii iyo ixtiraamkii uu mudnaa siinin tartanka FA Cup, kaddib markii uu fadhiisiyey dersin ka mid ah ciyaartoydii kulankii Borussia Dortmund ee Champions.Pep Guardiola ayaa siddeed beddel ku sameeyey safkii uu kula ciyaaray Borussia Dortmund halka uu Thomas Tuchel uu saddex beddel oo kaliya ku sameeyey safkii uu ku waajahay FC Porto, iyadoo saddexdan laacib ee uu keenayna ay ahaayeen kuwo sii xoojiyey…