Saacado ka dib markii Lionel Messi uu qirtay inuu ka daalay in wax walba oo ka qaldan Barcelona isaga lagu eedeeyo, madaxweynaha Atletico Madrid Enrique Cerezo ayaa cadeeyay inuusan jirin boos xiddiga reer Argentina ugaga banaan kooxda Atletico.Madaama ay xagaagii la soo wareegeen Luis Suarez, waxaa la soo jeedinayay in Atletico ay Messi ku soo jiidan karto inuu ka garab ciyaaro saaxiibkiisa, laakiin taasi uma muuqato mid dhaceysa.“Messi boos ugagama banaana Atletico sababoo ah inaga inooma diiwaangashana” ayuu Cerezo…