Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaallib

Alle haw naxariistee raysal wasaarihii hore ee soomaaliya Cumar Carte Qaalib ayaa goor dhaw ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee caasimada Gobaladda Waqooyi sida ay xajiyeen xubno ka tirsan Eheladiisa.

AUN Cumar Carte Qaalib ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey ku xanuusanayey magaalada Hargeysa oo uu mudooyinkii ugu dambeeyey ku noolaa ka dib markii uu ka soo laabtay soomaaliya.

Marxuum Cumar Carte Qaalib ayaa raysal wasaare ka soo nqoday Soomaaliya ka dib dhicitaankii dawlada Siyaad Bare isaga oo ka horna ahaa wasiirka arimaha dibada ee Soomaaliya.

Cumar Carte ayaa sidoo kale soo noqday safiirkii Soomaaliya ee dalka Itoobiya.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More