Browsing Tag

xukuntay

Maxkamad ku taal UK ayaa ku xukuntay 29 jir 12 sano oo xarig ah

Ibrahim Abdullahi, waa 29 jir soomaali ah, waxaa lagu helay dambi ah inuu Lanush Alija mindi feeraha ka geliyay laabta xilli ay ku dagaalamayeen wadada Hutton ee Sunderland, UK bishii Nofeembar 2019. Ibrahim waxaa la soo taagay maxkamad ku taal magaalada Newcastle, waxaana markhaatiyaal hortiisa ka marag furay. Ibraahim ayaa qarka u saaran in loo masaafuriyo dalkiisa hooyo ee Soomaaliya amar maxkamadeed, rabshadda uu u geystay dhibanaha oo la sheegay in dhuunta iyo laabta looga…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More