Somalia
Taliska Qaybta 21aad ee CXDS wuxuu ku dhawaaqay Dagaal
Abaanduulaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Caddow Cali “Sanka” oo ay wehliyaan saraakiil kale oo ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa kormeeray saldhigyo ciidan oo ku yaala gobolka Galgaduud…