Somalia
FESOJ oo codsatay in shuruud la’aan lagu sii daayo
Xiriirka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) wuxuu si kulul u cambaareynayaa xariga wariye Cabdulqaadir Faarax Dulyar oo xalay lagu xiray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. FESOJ waxay sheegtay inay ka xun tahay hab…