Sanad kahor maanta oo kale qaraxii Ex-Control
28-kii Diseembar 2019, qarax aad u xooggan ayaa ku dhowaad 100 qof ku dilay Ex-Control Afgooye
Maanta oo kale, 28 December 2019, gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay isgoyska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 100 qof ayna ku dhaawacmeen 150 kale. Afgooye xilligaas mashquul buu ahaa.
Dadka dhintay waxaa ku jiray arday saarnaa bas ay leedahay Jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho, waxaana tirada ardayda lagu…