Xildhibaan Soomaaliyeed oo diiday in ciidamada Macawisley ee gobolka Hiiraan lagu tilmaamo jabhad
Beledweyne (AX) – Xildhibaan Abdimalik Abdalla oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Axad gaashaanka ku dhuftay eedaha sheegaya in ciidamada deegaanka ee Macawisleyda gobolka Hiiraan ay unkayaan jabhad cusub, isagoo caddeeyay in ujeedkoodu yahay…