Somalia
Taliska Booliska Boosaaso ayaa sheegay inay soo saareen Miino dhulka lagu aasay
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay ku guuleysteen soo saarida miino lagu aasay mid kamid ah wadooyinka magaalada. Ciidankan oo helay xog…