8 Sababood oo Xubnaha Gudiga loo eryi karo
1. Guddiga waxaa ku jira xubno aan qarsoodi ahayn oo ka tirsan shaqaalaha rayidka ah iyo NISA
2. Xubnaha Komishanku ma laha aqoon, karti iyo xirfad ay ku meel mariyaan doorasho adag oo heerkan ah
3. Xubnaha Guddigu waxay u badan yihiin kooxihii ka qeyb qaatay ololihii doorashada Hogaamiye Farmaajo ee 2017
4. Waxay ku bixisay miisaaniyad adag 2 milyan oo doollar muddo 4 bilood ah iyada oo aan wax tabarucaad ah lagu darin hirgelinta doorashada.
5. Waxay lumiyeen kalsoonidii xisbiyada siyaasadeed ee ku lugta lahaa…