Browsing Tag

diiday

Kenya, Niger & Tunisia ayaa diiday qaraarka Qaramada Midoobay

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa jimcihii meel mariyey qaraar lagu kordhiyey waqtiga howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ilaa iyo bisha Diseember 2021, waxayna ugu baaqeen maamulada Soomaaliya in ay qabtaan "dib u dhac la'aan" doorashooyinka. Qoraalka oo ka kooban 13 bog oo ay diyaarisay Britain ayaa waxaa ogolaaday inta badan 15 xubnood oo Golaha ka tirsan, sida laga soo xigtay ilo diblomaasiyadeed. Qaraarka, in si wada jir ah loo qaato, wuxuu u idmay Midowga Afrika inay sii wadaan hawlgallada…

Muxuu Trump u diiday inuu saxiixo biilka

Hogaamiyaha Mareykanka Donald Trump ayaa si cad u sheegay inuusan saxiixin sharci uu meel mariyo koongareesku $ 1.4 Trillion dollarka miisaaniyada dowlada & $ 900 $ 1 bilyan oo ah lacagaha gargaarka ee loogu talagalay Covid-19. Trump, Hogaamiyaha xilka ka degaya ee Mareykanka, ayaa hadalkan ka sheegay muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, kaasoo uu aad u adeegsado, maadaama uusan kalsooni ku qabin warbaahinta. Wuxuu sheegay in aysan ku filneyn in dadka Mareykanka ay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More