Milatariga Suudaan wuxuu dib uqabsaday dhul
Wasiirka warfaafinta ee dalka Suudaan ayaa sheegay in Suudaan ay la wareegtay inta badan dhulkii ay ku eedeysay in ay horay u degenaayeen Itoobiyaanku, xadka ay wadaagaan labada dal.
Labada dal ayaa ku muransan dhul beereed ku yaal magaalada Al-Fashqa, oo ku taal xadka uu caalamku aqoonsan yahay ee Suudaan, laakiin hoy u ah beeraleyda Itoobiya.
Deegaanka ayaa dhawaanahan waxaa ka dhacayay dagaallo u dhexeeya ciidamada Suudaan iyo kuwa Itoobiya, iyadoo labada dhinacba midba…