Ciidanka Soomaaliya oo la wareegay shan saldhig oo AUSSOM ku lahayd Barawe xilli uu horumar ka socdo wareejinta amniga
Muqdisho — Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa shan saldhig oo ciidan oo ku yaalla magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, tallaabadaas oo qeyb…