NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu tuhunsan yahay weerar bambo gacmeed oo ka dhacay degmada Wadajir ee Muqdisho
Muqdisho — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa shaacisay Axaddii Maanta inay gacanta ku dhigtay nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerar bambo gacmeed oo lagu qaaday bar koontarool oo ku…