Browsing Tag

Boosaaso

Boosaaso: Real Recovery and a Brighter Future Ahead

By: Abdifatah Abdinur Monday May 4, 2026 Tan iyo markii Madaxweynaha Dowladda Puntland State uu si rasmi ah u shaaciyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada ISIS, isla markaana uu faray in dhammaan deegaannada Puntland State si buuxda looga sifeeyo, waxaa muuqday isbeddel amni oo xooggan oo beddelay xaaladdii hore. Hawlgalkii “Hilaac,” oo ay si hufan oo geesinimo leh u fuliyeen Ciidamada Difaaca Puntland State, ayaa noqday mid horseeday guul taariikhi ah kadib markii lagu jebiyey firxadkii ISIS ee ku dhuumaaleysanayey buuraha…

Taliska Booliska Boosaaso ayaa sheegay inay soo saareen Miino dhulka lagu aasay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay ku guuleysteen soo saarida miino lagu aasay mid kamid ah wadooyinka magaalada. Ciidankan oo helay xog ku saabsan miinada dhulka lagu aaso ayaa waxa ay sameeyeen howl gal daqiiqado qaatay ugu dambeyntiina waxa ay ka soo saareen bambkii, sida uu sheegay Taliska Booliska Boosaaso. Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari ayaa dhankiisa sheegay in Qaraxyada Al-Shabaab iyo Daacish la doonayay in lagu waxyeeleeyo dadka…