Soomaaliya oo UAE ka dalbatay inay joojiso faragelinta, kuna adkaysatay in heshiisyada amniga oo dhan ay soo maraan dowladda federaalka
Muqdisho (AX) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale si adag ugu eedeysay Imaaraadka Carabta inuu faragelin toos ah ku hayo arrimaheeda gudaha, iyadoo xukuumadda Abu Dhabi ku amartay in dhammaan heshiisyada diblomaasiyadeed iyo…