Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Dowladda Suudaan oo war kasoo saartay Geerida Sheekh Nuureyn
War kasoo baxay Wasaaraddda Arrimaha Diinta Dowladda Suudaan ayaa lagu faah-faahiyay shil gaari uu ku dhintay Wadaadka lagu magacaabo Sheekh Nuureyn Maxamed Siddiiq waxaana ku dhaawacmay saddex ruux oo la socotay.
Wasiirka Arrimaha Diinta Suudaan Nasrudiin Mufrix ayaa sheegay in Dowladdu ay ka tacsiyeeneyso geerida ku timid Sheekh Nuureyn oo ahaa Xaafidul Qur’aan siiqo wanaagsan ku aqrin jiray Qur’aanka Kariimka.
Shilka ayaa ka dhacay Meel 18 KM u jirta Magaalada Umdurmaan,…
“Xubnaha Guddiga Doorashada 20/21 ee Hir-Shabeelle &
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlay xubnaha Guddiga maamulaya Doorashada 20/21 ee ka imaaday dhanka Dowad Goboleedyada Hir-Shabeelle & Galmudug.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in xubnaha guddiyadaas ee laga soo magacaabay Hir-Shabeelle & Galmudug ay yihiin xubno katirsan hay’adda nabadsugidda & sirdoonka qaranka.
“Inta badan xubnaha labada guddi doorasho ee laga soo magacaabay Hirshabele iyo Galmudug waa xubno ka…
Golaha Shacabka BFS oo maanta dhageysanaya warbixin ku
Golaha Shacabka BFS oo ku guda jira kalfadhigooda ugu dambeeyo muddo xileedkooda ee 8-aad ayaa maanta dhageysanaya Warbixin la xiriirta xaaladda Cudurka Coronavirus ee Soomaaliya.
Xildhibaannada ayaa lagu wargeliyay ajendayaasha horyaalla oo kala ah:
Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada
Warbixin ku Saaabsan Saameynta Covid 19 ee Ganacsiga
Aqrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya oo qaybtii 1-aad uu dhageystay Golaha.…
Sharaxaad: Maxaa ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya? –
Raiisel wasaare Abiy Ahmed wuxuu yiri ciidanku waxay ku guuleysteen xakamaynta weerar jabhadeed oo ka dhacay waqooyiga gobolka Tigray.
Dawladda federaalka ah ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqday “dagaal lama filaan ah” oo ka dhan ah maamulka qowmiyada degta waqooyiga ee Tigray, taas oo khatar ku ah xasilloonida gobolka Istiraatiijiga ah ee dhaca Geeska Afrika.
Laakiin dhibaatada ka jirta Itoobiya, oo ah mid ka mid ah waddamada ugu dadka badan Afrika, ayaa soo ifbaxaysay muddo haatan…
Haftar’s forces, mercenaries must withdraw before peace talks, says the Libyan army
The Libyan army on Friday demanded the withdrawal of Putist General Khalifa Haftar's forces as well as the Russian Wagner Group and the Sudanese Janjaweed militia before a meeting of the Joint Military Commission in the city of Sirte in the next few days.
"The support forces for the Sirte and Jufra operations (by the Libyan army) welcome the holding of the Joint Commission (5 + 5) meeting in Sirte in the coming days," reads a statement from the Libyan military.
The statement stressed "the need to…
Jabuuti oo dalkeeda ka masaafurineysa 16 Askari oo Itoobiyaan ah
Jimco - Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida la sheegay gacan saar dhaw la leh Jabhada difaaca Tigray-ga.
Sida ay sheegtay Warbaahinta gudaha Jabuuti 16 kan Askari oo ay ka mid yihiin Korneelo iyo Taliyayaal ayaa waxaa qabtay ciidanka ilaalada madaxtooyada kuwaa oo ku u gudbiyay xarunta hay'adda sirdoonka si baaritaan loogu sameeyo.
Sida qorshuhu ahaa Askartan ayeey aheyd in laga masaafuriyo dalka Jabuuti Arbacadii toddobaadkan, si rasmi ahna looma oga in…
Uganda oo qeyb ka mid ah ciidamadeeda kala baxday Soomaaliya
Jimco, Dowladda Uganda ayaa kala baxday Soomaaliya qeyb ka mid ah ciidamadooda ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM.
Ciidamadan oo gaaray dalka Uganda ayaa tiradooda lagu sheegay 2,100, iyadoo munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay xalay xarunta Tababbarka Howlgallada Taageerada Nabadda (PSO-TC) ee degmada Nakaseke.
ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada Difaaca Wilson Mbasu Mbadi ayaa soo dhaweeyay kaas oo ku hadlayay magaca abaanduulaha ciidamada difaaca, wuxuuna ku yiri: “Si sharaf leh ugu soo dhawaada dalkiina…
Turkiga oo bixiyay qeyb ka mid ah deynta Soomaaliya ay ku leedahay IMF
Jimco- Turkiga ayaa siiyay ku dhowaad 3.4 milyan oo deyn ah oo Soomaaliya ay ku leedahay Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF), iyada oo qayb ka ah dadaallada la bilaabay horaantii sanadkan si looga cafiyo deymaha culus ee dalalka dakhligoodu hooseeyo.
Sida ku xusan Heshiiska Caalamiga ah ee la soo saaray 5-tii Nofeembar, Turkiga wuxuu ugu deeqay Soomaaliya ilaa 3.4 milyan oo doollar oo loogu talagalay barnaamijka IMF ee Wadamada Saboolka ah (HIPC).
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa leh xiriir dhow iyo iskaashi tan…
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada DFS & Al-Shabaab oo ka socda
Sawir hore
Deegaanka Bulacle ee Gobolka Galgaduud waxaa ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada DFS & Al-Shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay dhaq-dhaqaaq ciidan kawaday deegaankaas Galmudug katirsan.
Goobjoogayaal la hadlay Axadle ayaa sheegay in ay maqlayaan jugta hubka culus, kuwa Gaadiidka Dagaalka & Qoryaha fud-fudud, inkasta oo aysan xaqiijin waxyeelo ka dhalatay dagaalka.
Tuulooyinka u dhaw Deegaanka Bulacle waxaa ka barakacay qoysaska degen si ay uga nabad galaan…
Antonio Guterres oo ku baaqay in xal laga gaaro xiisadda ka
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres .
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay in xal degdeg ah laga gaaro xiisadda ka dhex aloosan Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed & Ismaamulka Tigreega.
Guterres ayaa sheegay in aan laga maarmin miiska wada hadalka sidaas awgeed labada dhinac laga doonayo in wada-xaajood dhab ah ay bilaabaan si looga baaqsado gacan-qaad dhexmara labada dhan.
“Waxaan aad uga walaacsanahay xaalada Gobolka Tigray…