Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Maxaa looga hadlay fadhiga Golaha Wakiilada DG Puntland? –

Golaha Wakiilada DG Puntland ayaa maanta oo Sabti ah yeeshay fadhigooda 5-aad ee Kalfadhiga 47-aad, waxaana la horgeeyay Qodobka 2-aad Warbixinnada Guddiyada Golaha Wakiilada maamulkaas. Kulanka waxaa shir guddoomiyay Cabdirashiid Yuusuf Jibril Guddoomiyaha Golaha Wakiilada DG Puntland, labadiisa ku xigeen Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan & Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa garba fadhiyay. Ugu horeyn waxaa la xaadiriyay Xildhibaannada ku sugan hoyga Golaha Wakiilada oo gaaray…

UN-ka:- Al Shabaab waxa ay adeegsataa hub lagu farsameeyay

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un. Guddiga Qaramada Midoobay ee la socodka cunaqabatayta saaran Soomaaliya ayaa sheegtay in Xoogga hubaysan ee Al-Shabaab ay adeegsadeen madaafiic ay soo saartay Kuuriyada Woqooyi isla markaana lagu duqeeyay xuruhama UN-ka ee magaaladda Muqdisho. Yonhap News Agency oo laga leeyahay dalka Koofurta Kuuriya ayaa lagu daabacay in xoogga hubaysan ee Al Shabaab ay lix weerar oo hoobiyeyaal ah ku qaadeen garoonka caalamiga ah ee caasimadda…

Soomaali lagu dilay Johannesburg & Goobo ganacsi oo la

Koox burcad ah ayaa toogatay labo muwaadin oo Soomaali ah kana mid ah Ganacsatada Tuulada Cosmos ee Magaalada Johannesburg dalka Koofur Afrika sida ay Axadle u xaqiijiyeen ganacsato kale. Burcadda ayaa gudaha u gashay goobo ganacsi oo mid kamid ah ay ku dishay labada Marxuum ee Soomaalida ah oo magacyadooda lagu kala sheegay Cabdisalaam & Qays sida ay inoo xaqiijiyeen dad aqoon u lahaa labada Marxuum. Toogashada kadib, kooxda & kooxo kale oo u muuqday in ay u…

Hogaamiye Farmaajo oo ka hadlay Dhul-gariirka ku dhuftay

Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter waxa uu uga hadlay dhul-gariirka ku dhuftay dalka Turkiga oo sababay dhimasho, dhaawac & Burburka dhismo hoy u ahaa dad badan. Waxa uu ku baaqay in la gacansiiyo Shacabka & Dowladda Turkiga oo wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay Dhul gariirka ku dhuftay Izmir, waxaana uu shaaciyay in shacabka & Dowladba ay dhibka la qaybsanayaan. Hogaamiyaha Soomaaliya ayaa u rajeeyay Dowladda Turkiga ku guuleysiga dadaalka lagu…

Récréâtrales, a courtyard festival

The eleventh edition of the Les Récréâtrales Festival ends this Saturday, October 31, in the capital of Burkina Faso. A unique festival that takes place in the courtyards of houses and which, despite the Covid-19 pandemic, has had growing success. Braving the epidemic of fear, health or safety, the public, professionals and artists have responded. Everything…

tourist guides mobilize to protect lemurs.

On Friday, October 30, on the occasion of World Lemur Day, Madagascar's tourist guides mobilized Madagascar's tourist guides to draw attention to visitors to this endemic animal, the Big Island emblem and in danger of extinction. with our correspondent in Antanarivo, Laetitia BezainCenter thirteen species of lemurs are…

Xubnaha Guddiga Farsamo & xalinta Khilaafaadka Doorashada

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan Xubnaha Guddiga farsamada & xalinta Khilaafaadka Doorashada 20/21 oo dhawaan magacaabeen DG si ay u yeeshaan fadhigoodii ugu horeeyay. Xukuumadda Federaalka ayaa diyaarisay goobo la dejinayo xubnaha Guddiga Farsamada & Xalinta Khilaafaadka si ay ugu qabsadaan shirarkooda oo ay isaga dhex dooranayaan Guddoonkooda, jadwaleenta shaqada sida ay howsha u fulinayaan & ku dhaqaaqista shaqada culus ee sugeysa. Wasiirka Warfaafinta XFS…

Ciidamada ammaanka DG Koofur Galbeed oo baaris ka sameeyay

Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa howlgal qorsheysan ka sameeyay Ciidamada ammaanka ee maamulkaas, si loo xasiliyo amniga degmada kahor inta aysan martigelin doorashada kuraasta BFS. Ciidamada ammaanka ayaa baaris ka sameeyay qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo, Gaadiidka nuucyadiisa kala duwan & dadka la socda ayay baarayeen inta uu socday howlgalkooda. Laamaha ammaanka DG Koofur Galbeed ayaa ujeedka howlgalka ku sheegay mid lagu…

Congo-Brazzaville pays tribute to former President Yhombi Opango last

Congo declared mourning on Friday, setting its flag on half mast and banning all unauthorized demonstrations in honor of Jacques Joachim Yhombi Opango (81), its short-lived president between 1977 and 1979, who was overthrown by Denis Sassou-Nguesso. Died in late March of coronavirus in France, his bodyguards were repatriated Thursday to Brazzaville.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More