Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

DF Soomaaliya oo jawaab kulul ka bixisay warbixintii Global …

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay warbixin dhowaan kasoo baxday Global Initiative oo ah urur caalami ah oo daraaseeya dambiyada abaabulan, wuxuuna si gaara uga hadlay arimaha kalluumeysiga. Warqad kasoo baxday wasaaradda kalluumeysiga xukuumadda Soomaaliya oo loogu jawaabayey Global Initiative ayaa lagu sheegay in warbixinta uu soo saaray ururkaasi ay tahay dacaayad lagu suura xumeynayo horrumarada…

Qarax xooggan oo xalay ka dhacay dekedda DUBAI – Caasimada O…

Dubai (Axadle) – Markab ku xirnaa dekedda magaalada Dubai, oo mid ka mid ah dekedaha ugu weyn caalamka, ayaa waxaa xalay ka dhacay qarax xooggan oo sababay dab qabsaday qeybo ka mid ah dekeedda. Qaraxa ayaa sababay holac xooggan oo laga arkayey hawada sare ee qeybo ka mid ah magaalada, hase yeeshee mas’uuliyiinta ayaa hadda sheegaya inay xaaladda gacanta ku hayaan oo ay xakameeyeen. “Dab ka dhashay qarax ka dhacay mid ka mid ah konteenarada…

NGO Sea-Watch files a complaint against Italy

The Sea-Watch organization filed a complaint in Agrigento, Sicily, against the Libyan Coast Guard for trying to kill 63 migrants at sea. Facts go back to June 30 and were filmed by aid workers. After the violence at sea, the legal puzzle. as reported from Rome, Anne TrécaCan the Italian judiciary prosecute the Libyan…

Qarax xooggan oo caawa ka dhacay dekedda Dubai

Dubai (Axadle) – Markab ku xirnaa dekedda magaalada Dubai, oo mid ka mid ah dekedaha ugu weyn caalamka, ayaa waxaa caawa ka dhacay qarax xooggan oo sababay dab qabsaday qeybo ka mid ah dekeedda. Qaraxa ayaa sababay holac xooggan oo laga arkayey hawada sare ee qeybo ka mid ah magaalada, hase yeeshee mas’uuliyiinta ayaa hadda sheegaya inay xaaladda gacanta ku hayaan oo ay xakameeyeen. “Dab ka dhashay qarax ka dhacay mid ka mid ah konteenarada saarnaa markab ku xirnaa dekedda Jabel Ali ayaa la xakameeyey. Ma jiro wax khasaare…

Puntland oo jawaab kulul ka bixisay weerarkii uu wasiir Jama…

Garowe (Axadle) – Puntland ayaa ka jawaabtay hadal maanta kasoo yeeray wasiirka qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, oo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku eedeeyey inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, balse uu is qarinayo, si uu saameyn ugu yeesho xildhibaanada federaalka ee laga soo dooranayo degaanada Puntland. Afhayeenka maamulka Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa oo ka jawaabay…

Daawo: Puntland oo xukun dil ku fulineysa 8 qof oo kale – Ca…

Gaalkacyo (Axadle) – Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 8 dhalinyaro ah oo la sheegay in ay ahaayeen shabakad ka tirsan Al-shabaab oo dilalka madax-jabinta iyo qaraxyada ka geysan jiray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Kadib dhegeysiga gar-maqalka dacwadda loo haysto 8-da xukmane, oo ka dhacday xarunta Maxkamadda ee magaalada Gaalkacyo ayuu…

Gabadha Soomaalida ah ee loo haysto afduubka saaxiibteed oo …

Nairobi (Axadle) – Eedeysanayaasha loo heysto kiiskii afduubka ahaa ee lagula kacay haweeney Soomaaliyeed oo gacansato aheyd oo lagu magacaabo Xafsa Maxamed Luqmaan ayaa maanta waxay maxkamadda ku taala Nairobi kusii deysay damaanad, sida ay daabaceen wargeysada Kenya. Xafsa Cabdi iyo Jackson Njogu oo ah eedeysanayaash loo haysto kiiska afduubka ah ee Xafsa Luqmaan ayaa markii ay maxkamadda kusii deysay damaanada ku amartay inaysan wax xiriir ah la sameyn karin dhibanaha iyo markhaatiyaasha kiiska. Xafsa Maxamed…

Wasiir JAMAL oo weerar ku qaaday Deni, shaaciyeyna qorshe uu…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xil-gaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan oo qoraal soo dhigay bartiise Twitter-ka ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Wasiir Jamaal oo ka mid ah wasiirada sida weyn ugu dhow madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu yahay musharax u taagan tartanka xilka madaxweynimo ee…

chlorine used by City Hall in the beginning of

Three days after the intoxication of more than 150 bathers, on Sunday afternoon in Ténès, the Algerian Ministry of the Interior announced in a press release on Wednesday, July 7, that they are incriminating chlorine spilled by municipal services in a wadi floating in the sea. Following biological analyzes of the samples taken at…

Al-Shabaab oo war kasoo saaray dagaalkii Bacaadweyn, soona b…

Bacaadweyn (Axadle) – Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu kaga hadlay dagaaladii ciidamada Dowladda iyo kuwa Al-Shabaab ku dhex maray deegaanada Bacaadweyn, Qeycad iyo Sabeeno Gowrac . Abuu Muscab ayaa sheegtay inay jab xoog leh gaarsiiyeen ciidamadii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee weerarka kusoo qaaday, islamarkaana ay dib ula wareegeyn deegaanka Bacaadweyn oo 30k u jirto magaalada…