Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Germany admits genocide for the first time

Germany acknowledged for the first time on Friday that it committed genocide during the colonization of Namibia and promised more than one billion euros for projects in the African country. German colonial settlers killed tens of thousands of indigenous Herero and Nama peoples during the massacres of 1904-1908 - marked the first genocide of the 20th century by historians - poisoning relations between Namibia and Germany for several years. While Berlin had previously acknowledged that atrocities had…

Muxuu yahay codsiga loo diray maamulka Biden ee la xiriira d…

Washington (Axadle) – Afar xubnood oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa maamulka madaxweyne Joe Biden u diray codsi ku saabsan in dib loo soo cusbooneysiiyo sharcigga badbaadinta ku-meel gaarka ah ee loo yaqaan TPS ee dadka Soomaalida aan sharciga ku laheyn Mareykanka. Madaxweyne Biden ayaa sharcigan dhowaan dib ugu cusbooneysiiyey dadka kasoo heeda dalalka Myanmar iyo Haiti, laga billaabo 25-ka May. Hase yeeshee waxaan weli kala caddeyn…

Booqashada madaxweyne el-Sisi ee Jabuuti iyo qorshaha culus …

Jabuuti (Axadle) – Madaxweynaha Masar ayaa Khamiistii wada-hadallo xasaasi ah la yeeshay dhiggiisa Jabuuti kadib booqasho uu ku tegay dalkaas, ayada oo Masar ay dhiseyo isbaheysi African ah oo ka dhan ah Ethiopia oo ay isku hayaan biyo-xireenka ay Addis Ababa ka sameysay webiga Nile. Booqashada madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi ayaa ah tii ugu horreysay ee madaxweyne Masri ah uu ku tago Djibouti, tan iyo markii uu xoriyadda qaadatay 1977-kii. …

Ethiopia oo jawaab yaab leh ka bixisay xayiradii ay kusoo ro…

Addis Ababa (Axadle) – Madaxwaynaha ismaamulka Oromiya, Shimales Abdisa oo markii u horeysay ka hadlay xayiraada uu Mareykanka kusoo rogayo kaalmada dhaqaale iyo amni ee ay siiso Ethiopia sababo la xiriira eedo gabood-fallo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo dhacay intii uu socday dagaalkii gobolka Tigray. War-saxaafadeed kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in sidoo kale uu Mareykanku xayiraad saarayo saraakiil hore iyo…

“Wax Sidaa u Buuran oo heshiiskan ku cusub ma jiraan run ahaantii”

Muqdisho (Axadle) – Waxaa soo gebagabawday xaflad lagu soo xidhayo shirka heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka, kaas oo muddooyinkii ugu danbeeyey ka socdey Caasimadda Muqdisho. Shirkan ayaa in mudda ah la is hor fadhiyey, si xal looga gaaro qodobbadii la isku khilaafsanaa. Kulamadii ka horreeyay ee Madaxweyne Farmaajo uu shir guddoominayay ayaa fashil ku dhammaaday ka dib markii la isku mari waayey qaar ka mid ah qodobbadii la…

Axmed Madoobe oo farriin u diray ciidamada DF kadib heshiisk…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeediyay gaba gabada shirka madasha wadatashiga qaran ayaa rajo Wanaagsan ka muujiyay in ay dalka ka dhacdo doorasho loo dhan yahay isla markana dhamaan dhinacyadu ay ka wada shaqeeyaan. Axmed Madoobe ayaa tilmaamay ahmiyada ay leedahay “in la fahmo marxaladahii kala duwanaa ee dalkeenu uu soo maray iyo halka…

Kadib heshiiskii Afisyoone, beesha caalamka oo baaq cusub u …

Muqdisho (Axadle) – Wakiillada Beesha caalamka ee ku sugan Caasimadda Muqdisho ayaa si weyn usoo dhaweeyay heshiiskii laga gaaray khilaafka doorashooyinka dalka, hase yeeshee waxay madaxda Soomaalida u direen baaq cusub. Qoraal ay si wada-jira u soo saareen Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa waxaa lagu bogaadiyey kaalinta uu ra’iisal wasaaraha iyo xubnaha dowladda federaalka ka qaateen in heshiis laga gaaro khilaafkii doorashada, oo muddo badan soo…

Maxay madaxda dowlad goboleedyada ka yiraahdeen heshiiska do…

Muqdisho (Axadle) – Madaxda dowlad goboleedyada oo khudbado ka jeediyay munaasabadda xiritaanka shirweynaha doorashada ayaa ka hadlay heshiiska ay maanta ku saxiixeen Caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa ballan-qaaday in heshiiska doorashada ay u fulin doonaan sida uu yahay, “Waxaan idinka balan qaadeynaa in heshiiskii maanta halkan lagu saxiixay in sida uu yahay aan u fulin doonno hadii ALLE idmo.”…

Aqriso: Qodobada heshiiska doorashada oo dhameystiran – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa goordhoweyd war-murtiyeed laga soo saaray shirkii Madasha wadatashiga doorashooyinka ee maalmihii ugu dambeeyay Caasimadda Muqdisho uga socday Ra’iisal wasaare Rooble, Madaxda dowlad goboleed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. War-murtiyeedka ayaa lagu faah-faahiyey dhamaan qoddobadii heshiiska laga gaaray, kadib dood dheer oo ay madaxdu ka yeeshen maalmihii lasoo dhaafay. Heshiiska oo ay qalinka ku duugeen Rooble iyo saxiixayaasha kale ayaa waxa xal kama dambeys ah looga gaaray khilaafkii mudada…

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ‘lagu qanciyey’ saxiixa heshiiska…

Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxay kulan u dhexeeyey guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo xubnaha Midowga Musharraxiinta Mucaaradka oo maanta ka qabsoomay gudaha magaalada Mqudisho. Kulanka oo ka dhacay guriga Cabdi Xaashi ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii looga qancin lahaa tabashada uu ka qabo doorashooyinka, ugana qeyb-geli lahaa xirtaanka shirka wada-tashiga ee maalmihii lasoo dhaafay ka socda…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More