Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Yaa soo xirayo shirka doorashooyinka ee Caasimadda Muqdisho? …

Muqdisho (Axadle) – Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabadii ugu dambeysay ee munaasabadda lagu soo xirayo shirka arrimaha doorashooyinka ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Teendhada Afisyoone oo ku dhex-taallo xerada Xalane. Munaasabaddan oo sidoo kale lagu saxiixayo heshiiska doorashooyinka ayaa waxaa ka qeyb-galaya madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya, guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir,…

Xog: Yaa magacaabaya guddiga xalka kama dambeysta ah ka gaar…

Muqdisho (Axadle) – Shirka doorashada ee ka socda Caasimadda Muqdisho ayaa waxaa heshiis looga gaaray qoddobadii ugu adkaa ee horyaalay madaxda shirsan, gaar ahaan xiisada Gedo oo markii hore si gaar ah uga dhaxeysay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo iyo madaxweynaha Jubbaland. Shirweynaha ayaa isku raacay in arrinta Gobolka Gedo lagu dhameeyo “in la qaato soo jeedintii guddigii farsamada ee ku shiray magaalada Baydhabo”, kaasi oo…

Xog: Heshiiska doorashada ma gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa dii…

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha Aqalksa Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa laga yaabaa inuu Maanta diido ka qeybgalka munaasadda la filayo in lagu saxiixo heshiiska laga gaaray doorashooyinka Soomaaliya  kadib cadaadis ay saareyn siyaasiyiin kasoo jeedo Waqooyiga. Cabdi Xaashi oo dadaal ay sameeyeen Ra’iisul wasaare Rooble iyo madaxda Maamul Goboleedyada kadib lagu qanciyey inuu aqbalo in guddiga doorashooyinka ee Waqooyiga laga siiyo 5 Xubin…

Arrinta yaabka laheyd ee uu isku sifeeyay Muuse Biixi Cabdi …

Hargeysa (Axadle) – Guddoomiyaha xisbiga Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay jawaab uu madaxweynaha Somaliland ka bixiyey eedeyn uu sheegay in uu dhawaan u jeediyay, islamarkaana dhalisay hadal hayn badan. Guddoomiye Faysal ayaa ugu horeyntii iska fogeeyay hadalka uu jawaabta ka bixiyey Muuse Biixi, kaasi oo uu ku sheegay inuu ugu yeeray “hogaamiye badow ah”. Muuse Biixi oo ka jawaabaya eedeyn uu sheegay inay uga timid Faysal Cali Waraabe…

Maxay tahay sababta uu Mareykanka kharashka badan ugu balan …

Ramaallah (Axadle) – Xoghayaha Arrimaha dibadda dalka Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in golaha Congaress-ka uu ka codsan doono$ 75 milyan oo dollar oo ah gargaar loogu fidinayo Falastiiniyiinta ku sugan Gaza, kadib xabad joojintii dhawaan la gaaray ee lagu soo afjaray dagaalkii u dhaxeeyay Israel iyo ururka Xamas. Blinken ayaa ku dhawaaqista sameeyey kadib wadahadal uu Talaadadii Ramallah kula yeeshay madaxweynaha maamulka Falastiin…

DF iyo Koonfur Galbeed oo isku haysta deegaanka Ceelasha Biy…

Baydhaba (Axadle) – Wasiirka waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Yuusuf Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ayaa eedeyn la xariirta imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare waxa uu u jeediyey mas’uuliyiinta wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka. “Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mas’uuliyad buuxda ayaa ka saaran waxbaridda dhammaan ardayda deegaanka Ceelasha Biyaha,…

Khasaare ka dhashay weerar culus oo Al-Shabaab ay ka fuliyee…

Dhuusamareeb (Axadle)-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa galabta Maqribkii weerar gaadmo ah ka geystay inta u dhaxeysa magaalada Dhuusamareeb iyo deegaanka Ceeldheere oo kala bara magaalooyinka Gurceel iyo Dhuusamareeb ee Galmudug. Weerarkaas ayaa si gaar ah uga dhacay tuulo lagu magacaabo Xaayow oo ay ku sugnaayeen ciidan Macawiisley ah, kuwaas oo isku baheystay in wadada laamiga ah ee xariirisa Gurceel iyo Dhuusamareeb ay ka difaacaan Al-Shabaab.…

Nuxurka heshiiska doorashada ee Khamiista lagu saxiixayo Muq…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa Khamiista Berri ah lagu wadaa in heshiiska doorashada lagu saxiixo xerada Afisyooni kadib wada hadal socday muddo ku dhow todobaad oo guulo laga gaaray Munaasabaddan oo marka laga reebo ra’isul wasaararaha, madaxda maamul goboleedyada iyo guddoomiyaha Banaadir ay sidoo kale kasoo qeyb galayaan madaxweyneyaashii hore sida Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo Farmaajo ayaa lagu wadaa in marka hore war-murtiyeed laga akhriyo,…

Abwaan iyo majaajileyste caan ka ahaa Soomaaliya oo geeriyoo…

Burco (Axadle) – Allaha unaxariiste Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule, oo sidoo kale ahaa majaajiliiste, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Burco ee Somaliland, sida ay Axadle u xaqiijiyeen qaar kamid ah ehelkiisa. Sooraan ayaa maalmihii u dambeeyay ku xanuusan magaalada Burco, waxaana si weyn usoo ritay cudurka safmarka ah ee Coronavirus/Covid-19 oo markale kusoo labo kacleeyay dalka, gaar ahaan deegaanada Somaliland. Abwaanka ayaa waxa si gaar…

Wararkii ugu dambeeyey shirka Muqdisho iyo qabanqaabada saxi…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka socoto diyaar garowga loogu jiro munaasabad lagu saxiixayo heshiiska doorashada oo ay si wadajir ah u gaareyn Ra’isulwasaaraha xukuumadda xir-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda Maamul Goboleedyada. Xafladda ayaa la filayaa in Maalinta Berri oo khamiis ah lagu qabto teendho ku taalo xarunta Afisyooni, waxaana la filayaa inay kasoo qeybgalan saxiixayaasha heshiiska,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More