Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

QM oo Soomaaliya u sheegtay war ka duwan kii ay

Nairobi (Axadle) –  Qaramada Midoobey ayaa todobaadkan sheegtay in aysan wax lacag ah u heyn abaarta ka jirta Soomaaliya, xilli la filayey inay malaayiin dollar ku deeqdo gurmadka abaaraha. Qaramada Midoobay ayaa sababta ku sheegtay inay tahay in caalamka iyo hey’adihii bixin jiray lacagaha ay ku mashquulsan yihiin dagaalka uu Ruushka kusoo qaaday Ukrain. Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya arrimaha bani’aadnimada Adam Abdelmoula oo…

Wasiir Cabdisaciid: Xukunkii ICJ ee Soomaaliya iyo

Antalya (Axadle) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali oo Madasha Diblomaasiyadda Antalya ee Turkey uga qeyb-galay dood ku saabsan muran xuduudeedka badda ayaa mar kale ka hadlay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Cabdisaciid ayaa sheegay in soo gaba-gebeyntii kiiska badad Soomaaliya iyo Kenya ay tusaale u noqon doonto muranada mustaqbalka ee xuduudaha badda…

Maxay Rooble iyo Qoor Qoor uga dhigan tahay sida

Gaalkacyo (Axadle) – Galmudug ayaa xalay sii deysay guddiga soo xulayo ergada dooraneysa saddexda kursi ee ugu adag kuraasta ku dhiman magaalada Gaalkacyo. Lix kursi oo Golaha Shacabka ah ayaa weli ku dhiman axadle Mudug, sadddexda kursi ee xalay guddigooda la shaaciyey waxaa la dooran doonaa maalinta Berri ah, iyadoo musharixiinta ay maanta qaateen shahaadada musharaxnimada. Kursiga sida weyn isha loogu wada-hayey wuxuu ahaa Kursiga HOP#069.…

AU specially issued coins “woman” as soft power in

On Friday, the African Union's Special Envoy for Women, Peace and Security emphasized the need for women's participation in all aspects of life, and emphasized the role of women in Africa. In an exclusive interview with the Anadolu Agency (AA), Bineta Diop said, "African women have suffered in conflicts", but also stressed that it is not just happening in Africa but in all parts of the world because "We have seen the crisis in Ukraine", she said. Diop emphasized that women are mainly the ones hard hit,…

Maamul goboleedkii ugu horeeyey oo dhaqangeliyey

Baydhabo (Axadle) – Guddiga SEIT ee Koonfur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada todobadii kursi ee u dambeysay guud ahaan xubnaha Golaha Shacabka, gaar ahaan kuwa deegaan doorashadooda ay tahay Baydhabo iyo Baraawe. Guddiga ayaa sheegay in isla maanta la shaacinayo guddiyada soo xulaya ergada todobada kursi oo kala ah HOP#204, HOP#197, HOP#179, HOP#172, HOP#164, HOP#181 & HOP#047. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu shaaciyey in…

Journalists blocked from covering elections in Somalia

MOGADISHU (AXADLE) Somali Journalists Syndicate (SJS) and Somali Media Association (SOMA) condemn the restrictions and blockade of independent media and journalists seeking to observe and report on the process of indirect elections in Somalia; and expresses serious concern at the repression and threats against journalists dealing with allegations of irregularities, harassment of candidates and looting of seats in Mogadishu and in the federal Member States. Journalists in Mogadishu, Hirshabelle,…

The Libyan parliament rejects UN “interference”

Libya's war - torn parliament rejected all "interference" in its work, its spokesman told UN envoy Stephanie Williams on Monday after she offered to mediate in an election press when the country was torn between two prime ministers. Williams had on Friday offered to host talks between the eastern legislator and the institutions in the western capital Tripoli in a push for far-delayed votes. She has also warned of an "escalation" after parliament appointed a new prime minister in an attempt to oust the…

UN official calls for stopping the blockade of oil

On Monday, the UN's top official for Libya demanded that the production blockade at two oil fields, including the country's largest, be lifted, as the price of oil soared to more than $ 130 per barrel. Stephanie Williams, the UN's special adviser to Libya, said that blocking oil production from the Sharara and el-Feel fields "deprives all Libyans of their great source of income." "The oil blockade should be lifted," she said on Twitter. The closures have caused Libya's daily oil production to fall by…

Libyan Prime Minister Dbeibah is urging the government to continue the work

Libya's interim prime minister Abdul Hamid Dbeibah has called on his government to continue working in the midst of the eastern parliament's decision to appoint Fathi Bashagha as prime minister. Dbeibah told ministers they should ignore rumors circulating on social media and reiterated the idea that he will only hand over power to a government through elections. He referred to the government of the East-based parliament led by Bashagha as a parallel structure. "The National Unity Government is still…