Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Maxaa laga yeelayaa doorashada Garbahaarey? –

Garbahaarey (Axadle) – Magaalada Garbahaarey waxaa weli ka taagan dood xoogan oo hareysay doorashada 16-ka kursi ee taalla gudaha magaaladaasi oo ah deegaan doorashada labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe. Aqoonyahan Maxamed Cabdullaahi Kooshin oo si weyn uga faallooda arrimaha siyaasadda dalka ayaa ka hadlay muranka hareeyey doorashada Garbahaarey iyo sida laga yeelayo, maadaama uu dhamaad yahay waqtigii lagu…

DF oo shaacisay in duqeyn ‘lagu lagu laayey 200’

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn Sabtidii ka dhacday qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka, gaar ahaan deegaanka Hareeri-Gubadle oo qiyaastii 20 KM dhanka Bari uga beegan Wabxo. Weerarkan dhanka cirka ah ayaa waxaa si wadajir ah u fuliyey ciidamada Xoogga dalka iyo diyaaradaha dagaalka Mareykanka, iyada oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab. Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda federalka…

Sidee ayey golaha wasiirada Rooble ugu fashilmeen

Muqdisho (Axadle) – Golaha Wasiirada Ra’iisul Wasaare Rooble waxay noqdeen Wasiiradii u horreeyay ee xilliga kala guurka maareyn waayay kuna guuldareystay inay kuraas Xildhibaan ka soo helaan deegaanadii ay ka soo jeedeen. Labadii jeer ee xilligii kala guurka sanadihii 2012 iyo 2017 Golaha Wasiirada ayaa udub dhexaad u ahaa sida Xukuumaddihii C/Weli Gaas iyo Cumar C/rashiid, Wasiiro badan ee Xukuumadahaas ka tirsanaa ayaa soo helay kuraas…

Xog: Astaamaha muujinaya qorshaha dhabta ah ee

Baydhaba (Axadle) – Waxaa isi-soo taraya astaamaha muujinaya in madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen uu ku jiro damac ah inuu xubin ka noqdo xildhibaanada cusub ee baarlamaanka federaalka. Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xildhibaano u soo doortay xubno badan oo ka tirsanaa xukuumadda Laftagareen iyo baarlamaanka maamulkaas, waxayna K/Galbeed noqotay maamulka xubnaha ugu badan ee golayaashiisa ay ku biireen baarlamaanka 11-aad ee…

Madax wareer siyaasadeed oo haysta Rooble –

Muqdisho (Axadle) – Is-mari-waaga ka taagan doorashada ay tahay in lagu qabto Magaalada Garbahaarey ayaa noqotay caqabadda ugu weyn ee xilligan uu wajahayo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Garbahaarey oo ah deegaan doorashada 2-aad ee Jubbaland ayaa waxaa yaala 16 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Maamulka Gobolka Gedo oo gadaal ay ka riixeyso Villa Somalia ayaa si buuxdo isku…

Baarlamankii muddo xileedkiisu dhamaaday oo soo

Muqdisho (Axadle) – Warqad ay si wadajir ah u soo saareen labada xoghaye ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Cabdikariin Buux iyo Cali Maxamed Jaamac ayaa guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal looga dalbaday 10 qodob oo ku saabsan macluumaadka xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya. Labada xoghaye ee golayaasha baarlamaanka ayaa 10-kaan qodob ku soo koobay dalabka…

Baarlamaankii muddo xileedkiisu dhamaaday oo soo

Muqdisho (Axadle) – Warqad ay si wadajir ah u soo saareen labada xoghaye ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Cabdikariin Buux iyo Cali Maxamed Jaamac ayaa guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal looga dalbaday 10 qodob oo ku saabsan macluumaadka xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya. Labada xoghaye ee golayaasha baarlamaanka ayaa 10-kaan qodob ku soo koobay dalabka…

At least 60 people were killed when the train derailed in DR Congo

At least 60 people died after a freight train derailed in the Democratic Republic of Congo (DRC), an official said on Saturday. The accident occurred late on Friday in Lubudi's territory in Lualaba province. "Preliminary assessment indicates that seven bodies were found by the families, 53 others are still at the scene of the accident," Jean-Serge Lumu, a provincial official, told reporters. Many of the injured, including a child under the age of 2 whose parents died in the accident, were taken to the…

Saciid Deni oo ku fashilmay qorshihiisa beesha

Boosaaso (Caasimada Onine) – Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntand Saciid Cabdullaahi Deni iyo mid k amid ah Beelaha daga Puntland ayaa heshiis ka gaaray khilaaf xoog leh oo ku saabsanaa kuraasta ay leedahay beeshaas. Sida ay xog ku heshay Shabakadda Axadle, Saciid Deni ayaa ogolaaday in si furan loogu tartamo kuraasta beesha Cumar Maxamuud kadib kulan uu la qaatay Isimada Gobolka Mudug. Deni ayaa Isimada u sheegay inuu ka tanaasulay…