Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Kenya oo yareysay maabka dhererka xeebta Soomaaliy

Maalintii Khamiistii May 27, 2021 oo Soomaaliya looga dabaaldegayey heshiiska doorashada ayaa Kenya waxay ku wargelisay dhammaan hay’adaha Qaramada Midoobay, Ururada Caalamiga ah iyo diblomaasiyiinta in hawada Kenya iyo Soomaaliya la xiray. Tillaabadaas waxay argagax gelisay dhammaan dhinacyada ay khusaysay. Soomaaliya waxay maalmo uun ka hor si niyad wanaag ah dib ugu soo celisay xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal. Kenya waxaa u dhaqan ah in wax kastoo lagu heshiiyo ay u rogto sida ay doonto. Tusaale waxaa noogu…

Xog: Duulimaadyadii ay xayirtay Kenya ee Soomaaliya oo xeela…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa hakad galay isku socodkii Soomaaliya iyo Kenya, tan iyo markii ay dowladda Kenya xayiraad ku soo rogtay duulimaadyadii iskaga kala gooshi jirey labad dal. Go’aanka Kenya ay ku xayirtay duulimaadyada ayaa waxa uu go’doon geliyay dad badan oo ku kala sugnaa magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, oo rabay inay u kala safraan, balse maalmo kadib waxaa soo baxday xeelad cusub oo looga gudbay xayiraadaas. Sida ay ogaatay Axadle,…

DF oo 10-bil mushaarka ka haysata shaqaale ay kala soo waree…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa muddo ku siman 10 billood aan siin mushaharkii ay xaqa u lahaayeen shaqaale ka howl-gali jiray gegada diyaaradaha magaalada Hargeysa ee Cigaal, kuwaasi oo ay kal hore la soo wareegtay. Sida ku cad cadeymo ay aragtay Axadle, Shaqaalaha ayaa mudadaas la meer-meerinayay, ayada oo dowladda u ballan-qaaday in mushaharkooda heli doonaan marka laga baxo xayiraadihii Coronavirus, balse la ceyriyay…

the great uncertainty in Belgium over the recovery

A few days before the deadline, neither Brussels nor Kinshasa can provide further information on the terms of this refund. In this context, some twenty personalities who are very involved in this issue, such as the historian Elikia M'Bokolo, the filmmaker Raoul Peck or even the researcher Ludo de Witte, have just published a column entitled "La Belgique va-t-elle se bli get rid of Lumumbas remains in silence and shame? " All these doubts about the dates, as we see, show that it was not prepared in…

Taliyihii ururka 6-aad ee ciidanka Gorgor oo la dilay – Caas…

Muqdisho (Axadle) – Korneyl Maxamed Cabdiwaaxid oo ahaa Taliyihii ururka 6-aad ee ciidanka xooga dalka ee Gorgor ayaa maanta lagu dilay dagaal adag oo ay ciidamadu la galeen kooxda Al-Shabaab. Allaha unaxariiste Korneylka ayaa ku dhintay dagaal ka socda deegaanka War-Ciise ee gobolka Shabeellada Dhexe, kaasi oo u dhaxeeyey ciidanka xooga dalka iyo dagaal yahano ka tirsan Shabaab.…

Beesha Habargidir oo kursi ku yeelatay baarlamanka cusub ee …

Hargeysa (Axadle) – Waxaa weli socota tirinta codadka doorashooyinkii isku-sidkanaa ee Isniintii hore ka qabsoomay gobolada iyo deegaanada Gobaladda Waqooyi, waxaana kasoo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku aadan Musharaxiinta ku guuleystay doorashadaas iyo xisbiyadooda. Natiijada hordhaca ah ee laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in Musharax Qaasim Aadan Saleebaan Cali uu ku guuleystay inuu kamid noqdo mudaneyaasha golaha Wakiilada ee…

Maxay Qatar ku haysataa ninka Kenyan-ka ah ee ay xiratay? – …

Doha (Axadle) – Waardiye Kenyan ah oo ay Qatar ku eedeysay inuu lacag ka helay “wakiil ajnabi ah” si uu been ugu dhex faafiyo dalkan ayaa xabsiga laga sii daayey, sida ay Arbacadii sheegeen kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha. Malcolm Bidali, oo loo yaqaan Noah, ayaa qormooyin ka qoray silica haysta shaqaalaha muhaajiriinta ah ee ka shaqeeya mashruucyada iyo dhismooyinka koobka kubadda cagta adduunka ee 2022 oo ay Qatar marti-gelineyso. “Malcom…

Mareykanka oo sameeyey qirasho ku saabsan Soomaaliya – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Milatariga Mareykanka ayaa qaatay mas’uuliyadda dilka illaa 23 ruux oo shacab ahaa, kuwaas oo ku geeriyooday duqeymo ay diyaaradihiisa sanadkii 2020-kii ka fuliyeen dalalka ay ka jiraan colaadaha oo ay Somalia kua mid tahay. Qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ayaa waxaa lagu sheegay in dadkaasi lagu dilay duqeymo ay ka geysteen dalalka Soonaaliya, Ciraaq, Afghanistan, Yemen iyo Nigeria. Sidoo…

Raysal Wasaare ROOBLE oo gaaray Jowhar

Jowhar (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya ee dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar. Wafdiga ra’iisul wasaaraha ee ku wehlinayo socdaalkiisa waxaa ka mid ah wasiirada arrimaha gudaha, warfaafinta, gargaarka iyo musiibooyinka. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah wafdigan mas’uuliyiin ka socda hay’adaha samafalka iyo kuwa gargaarka ee Qaramada Midoobay, isla-markaana fadhigoodu yahay Muqdisho. Ra’iisal wasaare Rooble ayaa u kuur-gali doono xaaladda magaalada…

Maxaa kasoo kordhay natiijada doorashada Gobaladda Waqooyi?

Hargeysa (Axadle) Deegaanada kala duwan ee maamulka Somaliland waxaa weli ka socota tirinta codadka doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka oo Isniintii la soo dhaafay si habsami leh uga dhacday magaalooyinka maamulkaasi. Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa illaa iyo hadda si horudhac u shaaciyey natiijada 13 degmo oo ka mid ah meelaha ay ka dhaceen doorashooyinka. Natiijada lagu dhowaaqay waxaa ku horreeya xisbiga Kulmiye, laakin marka la’isku daro xisbiyada mucaaradka Wadani iyo UCID ayaa helay xubnaha ugu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More