Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Gobaladda Waqooyi oo amar culus dul-dhigtay musharraxiintii guuleys

Hargeysa (Axadle) – Gobaladda Waqooyi ayaa amar culus dul-dhigtay xubnaha musharraxiinta ee ku soo baxay natiijooyinka hordhaca ah ee la shaaciyey, kadib doorashooyinkii golaha wakiilada iyo deegaanka ee Isniintii ka dhacday maamulkaasi. Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Hargeysa Maxamed Kaahin Axmed oo ka hadlayey sida ay u dhaceen doorashooyinka ayaa ugu horreyn u mahad-celiyey guddigii ka shaqeeyey qabsoomida doorashooyinkii dhowaan ka dhacay magaalooyinka Gobaladda Waqooyi. Kaahin ayaa sidoo kale shaaca ka…

Al-Shabaab oo shaacisay inay dib ula wareegtay deegaano ku y…

Jowhar (Axadle) – Dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay markale dib ula wareegeen deegaanadii ay dhowaan ka qabsadeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku yaalla gobolka Shabeelaha Dhexe. Qoraal kasoo baxay Al-Shabaab, isla-markaana lagu baahiyey baraha bulshada ee Internet-ka ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalyahanadooda ay haatan ku sugan yihiin deegaanada War-Ciise, Qoordheere, Wararaxley iyo kuwa kale oo ka…

Sawirro: Dadweyne ka careysan doorashada Gobaladda Waqooyi oo dibad…

Hargeysa (Axadle) – Wararka laga helayo Gobaladda Waqooyi ayaa sheegaya in saaka dadweyne careysan ay xirteen wadada isku xirta magaalooyinka Hargeysa iyo Gibiley ee maamulkaasi, kuwaas oo isugu soo baxay waddooyinkaasi oo ay ku xireen taayaro. Dadweynahan ayaa isku soo baxay, kadib markii uu doorasha golaha deegaanka ee Gibiley uu kusoo bixi waayey musharraxa UCID ee ka sharraxnaa…

Axmed Madoobe iyo Deni oo qaaday tallaabo meesha ka saartay …

Muqdisho (Axadle) – Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa noqday maamuladii u horeeyay ee soo magacaabay xubnihii guddiyada doorashada, maalmo un kadib markii Caasimadda Muqdisho lagu saxiixay heshiiskii doorashada. Tallaabada ay qaadeen labada madaxweyne ayaa noqoneysa mid meesha ka saareysa eedeyntii Farmaajo ee aheyd in madaxda Puntland iyo Jubbaland ay diidan-yihiin in dalka uu aado doorasho. Axmed Madoobe ayaa 1-dii bishaan Jun u…

In the spotlight: an eruption and an evacuation

The daily newspaper L'Avenir examines the situation generated by the latest volcanic eruption in northern Kivu. According to this newspaper, it is necessary to move the population from Goma to Sake to meet this situation. L'Avenir reveals that this is a project presented by the Higher Institute of Architecture and Urbanism, supported by the coordination of the urban development project. These are the preliminary conclusions…

One hundred years of radio … and beautiful journalism

In this century of radio history, Africa has its part, sometimes beautiful, sometimes painful. Some memories ... To peel with delicacy. A century of radio existence. Can we say here that in the history of mankind, the invention of radio is undoubtedly one of those that had and continues to have a decisive impact on human life?…

Laba dhacdo oo kala duwan oo Taliye Shub uu ka sheegay weera…

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay rasaastii lagu furay kolonyo gawaari ah oo uu la socday madaxweynihii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud. Taliyaha ayaa hadalkiisi ugu horeeyay ku sheegay in falkaas uu u dhacay qaab aan ku talo-gal aheyn, isagoona raali-gelin ka bixiyey wixii ka dhacay agagaarka maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu xabadeeyay…

Macallin iskuul oo xaaskiisa si arxan daran ugu dilay Muqdis…

Muqdisho (Axadle) – Waxaa Caasimadda Muqdisho ka dhacay fal aad looga argagaxo, kadib markii Macallin iskuul uu si arxan daran u dilay xaaskiisa, sida ay sheegeen goobjoogeeyaal iyo qoyska gabadha la dilay. Bashiir Cabdi oo ahaa macallin wax ka dhiga iskuulka Hanti-wadaag ayaa lagu eedeeyey in gurigii uu ka guursaday ku dilay xaaskiisa Salaado Faarax Cali oo u dhashay hal gabar,…

Facebook oo xukun laba sano ah ku ridday Donald Trump

Menlo Park (Axadle) – Shirkadda Facebook ayaa ku dhowaaqday inay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ka mamnuucday isticmaalka shabakaddan muddo laba sano. Facebook ayaa madaxweyne Trump ku eedeysay inuu huriyay weerarkii ay taageerayaashiisa ku qaadeen xarunta Congress-ka Mareykanka 6-dii Janaayo 2021, isaga oo u adeegsanaya baraha bulshada oo ay Facebook ku jirto. “Ayada oo la eegayo baaxadda duruufihii hoggaamiyey in la xayiro Mr. Trump, waxaan aaminsannahay in ficilladiisa ay ka dhignaayeen xadgudub weyn…

DF Soomaaliya oo si caro leh uga hadashay duqeymo ay ciidank…

Muqdisho (Axadle) –Wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay si adag ugu cambaareyneyso duqeymo maalmihii lasoo dhaafay ay diyaaradaha dagaalka Kenya ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka DF oo dhameystiran Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish.AcceptRead More