Jubbaland:-Waxaan uga digaynaa Hogaamiyayaasha Dowladda in ay iska
Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrimaha doorashooyinka dalka, xaaladaha kala guurka ah ee dalka ayaa ku celisay in dowladda Faderaalka Soomaaliya ay ku hayso faragelinta gaar ahaan gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya.
- Advertisement -
Qoraala ka soo baxay Dowlad-goboleeka Jubbaland ayaa lagu dalbaday in gacanta maamulka Jubbaland lagu soo celiyo gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan ciidanka Dowladda Faderaalka Soomaaliya.
Jubbaland ayaa ku celisay in aysan doorasho ku qabanayn gobolka Gedo oo ay sheegtay in ay ka arimiyaan ciidamo u abaabulan hab jabhadeed sida ku cad qoraal ka soo baxay maamulka fadhigiisu yahay Kismaajo.