Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City vs Borussia Dortmund – Yaa Kusoo
Manchester City ayaa garoonkeeda kusoo dhoweynaysa Borussia Dortmund oo ay garoonka Etihad Stadium ku wada ciyaarayaan lugta hore ee wareegga siddeedda tartanka Champions League.Pep Guardiola ayaa shan isbeddel ku sameeyey safkii uu kula ciyaaray Leicester City Sabtidii ee guusha 2-0 ah soo hooyey, waxaana si lama filaan ah shaxda koowaad looga waayey Raheem Sterling oo kaydka kusoo bilowday, kaas oo laga door biday Phil Foden.Riyad Mahrez ayaa booskiisa xajistay oo mar kale muujiyey in uu haysto kalsoonida tababare Pep…