Sarkaal katirsan Wasaaradda Maaliyadda oo Qarax ka
Carabow oo ah Sarkaal katirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa ka badbaaday Qarax miino oo sabtida maanta lagula eegtay Wadada Nasiib Buundo Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.
Inta la xaqiijiyay Ilaa saddex ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxa oo lala eegtay gaari Toyota Hilux ah oo Soomaalida u taqaan (Qooqan), waxaana loo qaaday Goobaha Caafimaadka sida Axadle ay kasoo xigatay ilo wareedyo.
Goobta uu qaraxa ka dhacay oo kala qaybisa Degmooyinka Shibis & Kaaraan waxaa gaaray Ciidamada…