WARBIXIN: Man United Oo Dejisay Qorshaha Ay Ku
Kooxda Manchester United ayaa la filayaa inay markale aad ugu mashquuli doonto suuqa xagaaga ee sanadkan iyadoo shaaca laga qaaday laba xiddig oo bar-tilmaameed u ah iyo labada xiddig ee ugu macquulsan ee ka tagi kara.
Red Devils ayaa loo badinayaa inay xagaaga soo xoojin doonaan safkooda iyaga oo keensanaya laba ciyaaryahan oo ka kala ciyaara daafaca dhexe iyo weerarka dhexe.
Labada xiddig ee boosaskaas bar-tilmaameedka ugu ah Red Devils ayaa kala ah Erling Braut Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan iyo Joules…