CAJIIB: Sawirka Mbappe Oo Lagu Dhajiyay Qolka Labiska Barcelona,
Kylian Mbappe ayaa ahaa xiddiga kulankii dhex maray kooxaha Barcelona iyo Paris Saint-Germain bishii hore walow tababare Ronald Koeman uu ahaa mid qaab xiiso leh iskugu dayay inuu xiddigaha kooxdiisa ugu sheego sida uu halista ugu yahay.
Tababaraha Dutch-ka ah ayaa isku dayay inuu dhiirigelin u sameeyo xiddigaha kooxdiisa kahor kulankaas lagu bahdilay Camp Nou dhexdiisa balse qaabka uu dhiirigelinta u sameeyay ayaan noqon mid wax muuqda taray.
Kulanka oo ahaa lugta koowaad ee wareega 16-ka Champions League ayay Paris…