XOG: 50-ka Kooxood Ee Ciyaaraha Ugu Qiimaha Badan, SAGAAL Kubadda

Kubadda cagta ayaa shaki la’aan ah mid ay lacagtu udub dhaxaad u tahay, kaliya dib u milicso tartankii toddobaadyo kahor la shaaciyay ee Tremendous League iyo waliba lacagihii bathroom balanqaaday 12-kii kooxood ee ka qaybta ahaa.

Sidoo kale waxa aynu joognaa dunida uu Neymar heshiis 222 Milyan oo euro ah ugu wareegay Paris Saint-Germain isla markaana xiddigaha ugu fiican dunidu ay qaataan mushahar £500,000 iyo ka badan ah toddobaadkii.

Laakiin xaqiiqada ayaa ah in qiime badnaanta kooxda aan lagu go’aamin inta uu qaali yahay saxeexa ay samaysaa amaba badnida mushaharka ay  bixiso.

Haddaba, su’aasha ayaa ah maxaa lagu qiyaas qaataa marka la xulayo kooxaha ugu qiimaha badan dunida ciyaaraha oo dhan marka xataa la dhaafo kaliya kubadda cagta?

Waxa su’aashaas warbixin kaga jawaabtay hay’da Forbes oo samaysay qiimaynteedii ugu dambaysay ee sanadle ah ee ay kooxaha ku qeexayso sida ay u kala qiime badan yihiin.

Forbes ayaa dooratay 50ka kooxood ee ugu qiimaha badan kubadda cagta iyadoo sidoo kale si lama filaan ah u sheegtay in 9.9 Milyan pound uu kor u kacay qiimaha kooxahaasi walow ay dunida xaalad dhaqaale oo Korona Fayras sababay la tacaalayso.

50-kaas kooxood oo ay sagaal kamid ahi yihiin kubadda cagta ayay ugu sarreysaa kooxaha kubadda cagta Barcelona oo kaalinta 4-aad soo gashay waxaana ay wax aan badnayn ka gacan sarreeyaan Actual Madrid oo kaalinta 5-aad ku jirta.

Liiska Oo Dhammaystiran & Qiimaha Koox Kasta

50. Cleveland Browns (NFL) – $2.35 billion

=47. Dallas Mavericks (NBA) – $2.45 billion

=47. New York Mets (MLB) – $2.45 billion

=47. Jacksonville Jaguars (NFL) – $2.45 billion

46. New Orleans Saints (NFL) – $2.48 billion

=43. Paris Saint-Germain (Soccer) – $2.5 billion

=43. Houston Rockets (NBA) – $2.5 billion

=43. Kansas Metropolis Chiefs (NFL) – $2.5 billion

42. Carolina Panthers (NFL) – $2.55 billion

41. Los Angeles Chargers (NFL) – $2.6 billion

40. Brooklyn Nets (NBA) – $2.65 billion

39. Los Angeles Clippers (NBA) – $2.75 billion

38. Arsenal (Soccer) – $2.8 billion

37. Indianapolis Colts (NFL) – $2.85 billion

36. Atlanta Falcons (NFL) – $2.88 billion

35. Miami Dolphins (NFL) – $2.9 billion

34. Minnesota Vikings (NFL) – $2.95 billion

33. Baltimore Ravens (NFL) – $2.98 billion

32. Pittsburgh Steelers (NFL) – $3 billion

31. Inexperienced Bay Packers (NFL) – $3.05 billion

30. Seattle Seahawks (NFL) – $3.08 billion

29. Las Vegas Raiders (NFL) – $3.1 billion

28. San Francisco Giants (MLB) – $3.18 billion

=25. Chelsea (Soccer) – $3.2 billion

=25. Boston Celtics (NBA) – $3.2 billion

=25. Denver Broncos (NFL) – $3.2 billion

=23. Chicago Bulls (NBA) – $3.3 billion

=23. Houston Texans (NFL) – $3.3 billion

22. Chicago Cubs (MLB) – $3.36 billion

21. Philadelphia Eagles (NFL) – $3.4 billion

20. Boston Crimson Sox (MLB) – $3.47 billion

19. Washington Soccer Crew (NFL) – $3.5 billion

18. Chicago Bears (NFL) – $3.53 billion

17. New York Jets (NFL) – $3.55 billion

16. Los Angeles Dodgers (MLB) – $3.57 billion

15. San Francisco 49ers (NFL) – $3.8 billion

=13. Manchester Metropolis (Soccer) – $4 billion

=13. Los Angeles Rams (NFL)- $4 billion

12. Liverpool (Soccer) – $4.1 billion

11. Manchester United (Soccer) – $4.2 billion

10. Bayern Munich (Soccer) – $4.21 billion

9. New York Giants (NFL) – $4.3 billion

8. New England Patriots (NFL) – $4.4 billion

7. Los Angeles Lakers (NBA) – $4.6 billion

6. Golden State Warriors (NBA) – $4.7 billion

5. Actual Madrid (Soccer) – $4.75 billion4. Barcelona (Soccer) – $4.76 billion

3. New York Knicks (NBA) – $5 billion

2. New York Yankees (MLB) – $5.25 billion

1. Dallas Cowboys (NFL) – $5.7 billion