Xiddigaha Seegi Doona Euro 2024 Oo Shax Laga Sameeyay Kadib Markii Xulalku Soo Gudbiyeen Liiska Xiddigii Ugu Dambeeyay.

Tartanka Euro 2024 ayaa bilaaban doona jimcaha iyada oo lagu jiro maalmihii ugu dambeeyay ee isku diyaarinta tartanka.

- Advertisement -

Tababarayaasha xulalka ayaa si buuxda u soo gudbiyay liiska kama dambaysta ah ee xiddigaha uga qayb gali doona tartanka.

Waxa shax laga sameeyay xiddigaha seegi doona tartanka Euro 2024 sababo kala duwan awgeed.

Xiddigaha qaar ayaa ku seegaya Euro 2024 dhaawacyo halka xiddigaha qaar ku seegi doona sabab la xidhiidha in ayna xulalkoodu u soo bixin.

Xiddigaha Halanad, Isak, Grealish ayaa hogaaminaya xiddigaha magaca leh ee seegaya tartanka Euro 2024.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More