Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Liverpool vs Newcastle United – Jurgen

Kooxda Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield kusoo dhawaynaysa dhigeeda Newcastle United ciyaar muhiim u ah tartanka ay ugu jiraan inay ku dhammaystaan afarta kaalmood ee sarre ee horyaalka si ay Champions League uga qayb galaan xilli ciyaareedka dambe.

Reds ayaa kulankii ugu dambeeyay bar-bardhac qalbi jab leh oo xilli dambe ah kala soo kulmay Leeds United, hadda booska toddobaad ayay ka joogaan kala sarreynta horyaalka balse guul ay gaadhaan ayay si kumeel gaadh ah kaalinta afraad ugu sii fadhiisan doonaan.

Shaxda Kulankan Ee Labada Kooxood

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Kabak, Fabinho, Robertson, Wijnaldum, Thiago, Jota, Salah, Mane, Firmino.

Keydka: Adrian, Milner, Keita, Chamberlain, Jones, Tsimikas, Shaqiri, R.Williams, N.Williams

Newcastle United: Dubravka, Clark, Fernandez, Dummett, Ritchie, Murphy, Shelvey, Almiron, Longstaff, Saint-Maximin, Joelinton

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More