Saxiixyada Liverpool: Heshiis kasta Oo Dhacay Saxiix Cusub Ama Xiddig Baxay Suuqa Xagaaga.

Liverpool ayaa bilaabanaysa nolol cusub kadib markii loo magacaabay tababare cusub kaas oo badalay Jurgen Klopp.

Reds ayaa la filayaa in ay dhaq-dhaqaaq ka samayso suuqa kala iibsiga si ay u xoojiso kooxdeeda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Arne Slot ayaa lala xidhiidhinayaa xiddigo badan halka ay sidoo kale xiddigo kale ka taeen kooxda 1-aad.

Hadaba halkan kaga bogo dhaq-dhaqaaqa kooxda Liverpool ee suuqa kadib markii uu si Rasmi ah u furmay todobaadkan.

Xiddigaha Yimid/Saxiixyada cusub:

Sepp van den Berg (CB | ka soo laabtay amaahdii uu kula joogay Mainz).

Xiddigaha Baxay kana tagay kooxda:

Calvin Ramsay (RB | amaah ugu biiray Wigan Athletic)

Joel Matip (CB | Heshiis dhamaaday)

Thiago Alcantara (CM | Heshiis dhamaaday)

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More