Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Wayne Rooney Oo Kala Doortay Midka Fiicnaa Paul Scholes,

Wayne Rooney ayaa kala doortay xiddigihii xulka qaranka England ee Paul Scholes, Frank Lampard iyo Steven Gerrard oo muddooyin ay garoomada ku jireen si weyn ugu soo xafiiltamay iyagoo kala metelaya Manchester United, Chelsea iyo Liverpool.Rooney oo ah kabtanka kooxda Derby County ee ka dhisan waddanka Ingiriiska ayaa kasoo garab ciyaaray kabtanka hore ee Liverpool ee Steven Gerrard iyo halyeyga Chelsea ee Lampard oo haddana tababare u ah Blues oo xulka qaranka England ay u wada ciyaareen, halka Paul Scholes ay waqti badan…

Zinedine Zidane Oo Helay Xogtii U Dambaysay Ee Dhaawaca

Real Madrid ayaa ogaatay xaaladda dhabta ah ee dhaawacii soo gaadhay goolhayaheeda Thibaut Courtois oo garoonka laga saaray xilli uu tababar la qaadanayey xulka qaranka Belgium.Courtois oo laf-dhabar u ah Real Madrid ayaan si dhab ah hore loogu shaacinin muddada uu garoomada ka maqnaan doono iyadoo uu dhaawacuna kasoo gaadhay muruqa lugta hoose oo booday xilli uu tababarka ku jiray, taas oo Los Blancos ku noqotay naxdin maadaama ay ciyaaro adag kusoo fool leeyihiin.Zinedine Zidane ayaa xiddigaha kooxdiisa u ciyaarinaya…

DAGAALKA U Dhexeeya Donald Trump & LeBron James Oo Meel Xun

Dagaalka afka ah ee u dhexeeya Madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump iyo xiddiga NBA-da ee LeBron James ayaa meel xun gaadhay, kaddib markii uu Trump iska diiday inuu u hambalyeeyo kooxda Los Angeles Lakers oo Axaddii ku guuleysatay horyaalka NBA-da Maryaknaka.Xiddiga Madowga ah ee LeBron James ayaa hormood u noqday ciyaartooyo badan oo ka dhiidhiyey qaabkii loo dilay laba nin oo midabkoodu madow ahaa oo lagu magacaabi jiray George Floyd iyo Breonna Taylor, kuwaas oo sababsaday gacanta booliska oo si axmaqnimo leh u…

Shaxda Adag Ee Arsenal Ay Kula Ciyaari Doonto Manchester

Arsenal ayaa Sabtida u tegi doonta Manchester City oo ay marti ugu noqon doonto garoonka Etihad Stadium, iyadoo ku hubaysan xiddigaha cusub ee ay xagaagan lasoo saxeexatay.Kulankii iskugu dambeeyey ee horyaalka Premier League ee labadan kooxood dhex maray, waxa guul-darro weyn oo 3-0 ah loosoo xambaariyey Arsenal taas oo ay kaga soo aargoosteen semi-finalkii FA Cup oo ay Gunners guul raaxo leh ka gaadhay City.Mikel Arteta ayaa markii saddexaad ka hor tegaya Pep Guardiola oo uu tababare ku-xigeen ugu ahaa Man City, waxaanu…

Garooma Ayuu Yimid Mucjisada Reer Japan Ee Pipi Ee Maanta &

Takuhiro Nakai oo loo yaqaano magaca gaaban ee ‘Pipi’, waa laacib aad loo qiimeeyo oo u dhashay waddanka Japan oo kasoo dhex muuqday tababarka kooxda koowaad ee Real Madrid labadii maalmood ee ugu dambeeyey, waxaana markii u horreysay ay Jamaahiirtu muuqaalkiisa ka arkeen Isniintii isagoo tababare Zinedine Zidane siinaya tilmaamaha tababarenimo isaga oo dhex taagan ciyaartoyda kale ee kooxda.Laacibkan khadka oo ay da’diisu tahay 16 jir ayaa waxa uu Real Madrid kusoo biiray markii ay da’diisu ahayd 9 jir, waxaana uu kasbaday…

Maxay Ahaayeen SAGAALKII Kalmadood Ee Thomas Partey Uu Ku

Thomas Partey ayaa maanta si buuxda loogu soo bandhigay garoonka Arsenal oo uu tababarkiisii ugu horreeyey la bilaabayo kaddib markii uu kusoo biiray kooxda maalintii ugu dambaysay suuqa iibka ciyaartoyda.Xiddigan khadka dhexe ee reer Ghana oo ka mid ahaa shan ciyaartoy oo xagaagan yimid garoonka Emirates Stadium oo Arsenal kusoo biiray, ayaa noqday xubintii ugu dambaysay ee Mikel Arteta uu saxeexiisa kusoo gunaanado suuqa dhowaanta xidhmay.Laacibkan ayaa markii uu heshiiska u saxeexay Arsenal, waxa uu u baxay ciyaaraha…

Wakiilada Bruno Fernandes OO Ka Hadlay Dagaalka La Sheegay

Wakiilada Bruno Fernandes ayaa beeniyay wararka sheegaya in xiddiga reer Portugal iyo tababare Ole Gunnar Solskjaer inay isku dhaceen intii ay socotay kulankii ay Man United xasuuqa 6-1 kala kulantay kooxda Tottenham.Wararka ayaa sheegayay in xiddiga khadka dhexe ee Portugal uu ku dhex canaantay qolka labiska xiddigaha Man United isagoo sidoo kale su’aalo ka keenay taatikada tababare Solskjaer xilli ay ciyaarta aheyd 4-1 waqtigii nasashada islamarkaana Anthony Martial uu kooxda casaan ka qaatay.Waxaa la bedelay isla waqtigii…

Mesut Ozil Oo Fariin Dahsoon U Diray Mikel Arteta &

Mesut Ozil ayaa taageerayaashiisa la wadaagay muuqaal soo koobaya waqtiyadiisii ugu fiicnaa ee intii uu ka hoos ciyaarayay tababare Mikel Arteta iyadoo weli Arsenal ay diidan tahay inuu u ciyaaro.Kubadsameeyaha Jarmalka ayaa ku guuldareystay inuu kulan tartan rasmi ah u ciyaaro Arsenal tan iyo markii uu caawiye ka noqday goolkii guusha ee uu Alexandre Lacazette ka dhaliyay West Ham bishii Maarso ee sannadkan.Madaama uu ciyaaryahanka ku jirin qorshaha Arteta, 31 jirkaan ayaa fariin dahsoon u diray xiddigii hore ee ay iska…

Does Covid-19 threaten the resumption of qualifications?

Six qualifying matches for the Africa Cup of Nations 2021 were canceled due to Covid-19 between 7 and 13 October 2020. One month before the qualifying match for CAN 2021, is it necessary to worry about that? After Libya-Togo, Tunisia U20-Comoros, Guinea-Bissau-Angola, Guinea-Gambia, Mali-Iran, it is Senegal-Mauretania's turn to be canceled. All these encounters suffered the same fate, but for different reasons related to the new coronavirus. The first two matches mentioned were planned in Tunisia and were victims of local…

Sawiradii La Sugayay Ee Xiddiga Cusub Ee Arsenal Oo Soo

Advertisements Thomas Partey ayaa ugu danbeyn soo gaaray magaalada London isagoo ciyaaryahan Arsenal ah.Xiddiga khadka dhexe ee Ghana ayaa u saxiixay Arsenal maalintii ugu danbeysay suuqa kala iibsiga xagaaga ka dib markii ay Arsenal bixiso 50 milyan euro oo lagu burburiyay qandaraaskiisii Atletico Madrid.Waxa uu saaka oo Talaado aheyd soo gaaray xarunta kooxda Gunners ee London Colney iyadoo laga qaaday sawiradii ugu horeysay ee isagoo xiran maaliyada Gunners.Advertisements Xiddigaan ayaa maaliyada No.18 u xirtay kooxda…