Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Mikel Arteta Oo Qirtay In Uu Ka Xun Yahay Go’aankii Uu Mesut
Mikel Arteta ayaa qirtay in aanu ku faraxsanayn go’aankii uu Mesut Ozil kaga reebay liiska ciyaartoyda Arsenal ee ka qayb-gelaya tartanka Europa League ee xili ciyaareedkan, gaar ahaan marxaladda hormooyinka, laakiin waxa uu ku adkaystay inay qasab ku ahayd inuu qaar ka mid ah ciyaartoydiisa ka tago maadaama aanu dhamaantood wada qaadan karayn.Kubbad-sameeyahan reer Germany ee asalkiisu Turkiga yahay ayaan Arsenal u ciyaarin daqiiqad kali ahna tan iyo intii uu xili ciyaareedkii hore ee 2019-20 dib u bilaabmay markii loo…
WAA WAREEY!! Real Madrid Oo Dalab Layaable Ka Gudbisay
Lionel Messi waxa uu halyeyga Barcelona ahaa tan iyo bixitaankii Ronaldinho oo ku wareejiyey lambarkii uu xidhnaa sannadkii 2008, laakiin waxa layaab ah in kooxda ay colaadda weyni ka dhaxayso ee Real Madrid ay isku dayday inay lasoo saxeexato xiddigan oo ay hubaal tahay in Barca aanay gaadheen guulaha faraha badan ee intii uu isagu u ciyaarayay ay gaadhay.Macquul ulama muuqanayso qof kasta oo maqla in Real Madrid ay dalab ka gudbisay Lionel Messi, laakiin sannadkii 2013kii ayay Real Madrid isku dayday inay lasoo saxeexato…
Maxay Ahayd Farriintii Dheerayd Ee Qoraalka Ahayd Ee Jurgen
Tababare, Jurgen Klopp ayaa daboolka ka qaaday farriin qoraal ahayd oo uu ciyaartoydiisa u diray kaddib kulankii guul-darrada weyn ee fadeexadda ahi kasoo gaadhay ee ay Aston Villa ku karbaashtay 7-2.Klopp oo ay kooxdiisu isku diyaarinayso inay kasoo kabato guul-darradaas ayaa waxay Sabtida la ciyaarayaan Everton oo hoggaanka horyaalka haysa, waxaanay jamaahiirtu sugayaan sida ay uga falcelin doonaan khasaaraha ugu dambeeyey.Saddexlay uu Ollie Watikins ka dhaliiyey, Jack Grealish oo laba ku daray iyo John McGinn iyo Ross…
Khabiirkii Arsenal U Keenay Cesc Fabregas, Iskuna Dayey Inuu
Khabiirkii Arsenal u keeni jiray ciyaartoyda da’da yar ee Francis Cagigao oo bishii September ka tegay Gunners kaddib muddo 24 sannadood ah oo uu joogay ayaa sheegay in Thomas Partey oo ka mid ahaa ciyaartoydii uu iyaga oo yaryar soo helay uu Arsenal ka caawin doono inay horyaalka si dhab ah ugu tartanto.Francis Cagigao ayay ishiisu qabatay Thomas Pargey lix sannadood ka hor isaga oo waqtigaas ku sugnaa kooxda ALmeria oo amaah kaga qaadatay Atletico Madrid, waxaanu ku fikiray sidii uu ula saxeexan lahaa ee uu u geyn lahaa…
“Waxaan Ahay Ciyaartoy Dheereeya Oo Jecel Inuu Kubadda Hayo,
Saxeexa cusub ee Manchester United ee Facundo Pellistri ayaa markii uu soo gaadhay xarunta tababarka Carrington, waxa uu sharraxaad ka bixiyey naftiisa iyo qaab ciyaareedkiisa.Laacibkan 18 jirka ah ayay Manchester United £10 milyan oo Gini kagala soo wareegtay kooxda reer Uruguay ee Penarol, waxaana uu tababarkii ugu horreeyey la qaatay ciyaartoyda waaweyn ee Red Devils.Facundo Pellistri oo qolinka ku duugay heshiis shan sannadood ah oo uu Manchester United u saxeexay ayaa waxa kale oo qandaraaskiisa ku jira sannad kale oo…
Khabiirka BBC Oo Saadaaliyay Kulamada Isbuuca 5aad Ee
Khabiirka BBC Sport Mark Lawrenson ayaa saadaaliyay kulamada isbuuca shanaad ee xilli ciyaareedka horyaalka Premier League oo bilaabanaya maalinta Sabtida islamarkaana la soo gabagabeynayo habeenka Isniinta.Kulamo xiiso badan ayaa la ciyaarayaa maalinta Sabtida iyadoo shanta kooxood ee ugu waa weyn horyaalka ay ciyaarayaan dhamaantood maalinta Sabtida.Mid ka mid ah kulamada ugu adag Sabtida waa kulanka Merseyside Derby ee ka dhici doona garoonka Goodison Park markaasoo Liverpool ay booqan doonto kooxda hogaamineysa horyaalka…
PSG Oo Heysata Kaliya 13 Xiddig Ka Hor Kulanka Habeen Danbe
Tababare Thomas Tuchel ayaa ka walwalsan in Paris Saint-Germain ay heysan doonto kaliya 13 xiddig kulanka ay habeen danbe la ciyaarayaan kooxda Nimes horyaalka Faransiiska sababo la xiriira dhaawacyo, ganaax iyo Korona Fayras.Kooxda difaacaneysa horyaalka Faransiiska ayaa raadineysa inay gaarto guusheedii shanaad ee isku xigta marka ay u safrayaan garoonka Stade des Costieres.Si kastaba, Tuchel ayaa xaqiijiyay shirkiisa jaraa’id ee maanta in tiro badan oo ciyaartoydiisa ah inay seegayaan kulanka habeen danbe ama inuu shaki…
Shan Xiddig Oo Manchester United Ka Tagi Kara 24 Saacadood
Shaqada suuqa kala iibsiga ee Manchester United weli ma aysan dhamaanin iyadoo tiro ciyaaryahano ah ay ka tagi doonaan 24ka saacadood ee soo socda.Suuqa kala iibsiga gudaha UK ayaa xirmaya berri oo Jimce ah taasoo u ogolaaneysa kooxaha Premier League inay ganacsi la sameeyaan kooxaha heerka hoose ee Ingariiska.Waxaa weli jira dhowr ciyaaryahan oo Red Devils ah oo lala xiriirinayo inay baxaan.Goolhaye Sergio Romero oo 33 sanno jir ah oo cadeeyay muhiimadiisa kulamadii uu saftay Europa League gaar ahaan ka dib qaladaadkii uu…
Wada Sheekeysigii Dhexmaray Jose Mourinho & Lionel Messi Ee
Jose Mourinho ayaa ka dhaadhiciyay Lionel Messi inuu u saxiixo Chelsea sannadkii 2014 ka dib markii uu qadka muuqaalka ee FaceTime kala sheekeystay xiddiga reer Argentina sida uu sheegay khabiirka suuqa kala iibsiga Gianluca Di Marzio.Tababaraha halyeeyga ah ee reer Portugal ayaa ku laabtay Blues sannadkii 2013, wuxuuna kula guuleystay horyaalka Premier League iyo League Cup ka hor inta aan la ceyrinin sannadkii 2015.Haatan Di Marzio ayaa sheegaya in ku laabashada Mourinho ee Chelsea inay keentay in Lionel Messi uu ku…
How to observe Man City vs Arsenal on TV
Match day three within the Premier League will get an enormous bang when Manchester City welcome Arsenal to the Etihad Stadium.After getting unfastened in opposition to Tottenham on the opening weekend, City bounced emphatically with a 5-0 knockout of Norwich and reminded everybody how good they are surely.As for Arsenal, they're nonetheless searching for each their first level and their first aim of the marketing campaign. Mikel Arteta is below actual strain to show issues round and a gathering together with his earlier…