Man United Oo Qarka U Saaran In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixato Erik Ten Hag

Erik ten Hag ayaa Qarka U Saaran In Uu heshiis cusub u Saxiixo kooxda Man United sida ay sheegayaan wararku.

- Advertisement -

Mustaqbalka Ten Hag ayaa shaki weyn ku jiray kadib markii ay kooxda ku dhamaysatay kaalinta 8-aad.

United ayaa Xitaa Wadahadalo La Furtay tababarayaal badan si ay ugu badasho Ten Hag.

Laakiin ugu dambayn kooxda ayaa go’aansatay in ay sii haysato tababaraha.

United ayaa haatan ku dhaw in ay heshiis cusub ka saxiixato tababraha.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in ay Man United ku dhawyahay in ay heshiis cusub ka saxiixato tababraha.

Romano ayaa intaas ku daray in todobaaadkan la dhamaysatiri doono heshiiska tababraha iyada oo wakiiilkiisu ka shaqaynayo arintaas.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More